3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Qabadkii Guddoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Sheekh Yusuf Jimcaale Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Sheekh Yusuf Xuseen Jimcaale waxaa xilkan loo magacaabay October 2015-kii. Muddadii uu xilka hayey dhanka nabad-galyada caasimadda su’aallo badan ayaa laga weydiin karaa,…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Nabadeynta Caasimadda (Akhriso) Ra’iisul wasaare Xasan Khayre waxaa uu soo bandhigay barnaamij-ka xukuumadiisa oo ka kooban illaa 9 qodob, kuwaas oo looga hadlay arrimaha amniga, dhaqaalaha, xiriirka arrimaha dibadda iyo arrimo kale. Goobjoog…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Goobjoog Oo Wareysatay Qaar Kamid Ah Dadkii Ka Badbaaday Doonidii La Duqeeyey Qaar kamid ah dadkii ka badbaaday doonidii ay diyaaradaha Isbahaysiga uu hogggaamiyo Sacuudiga ku duqeeyeen biyaha Yemen ayaa Goobjoog uga warramay sida ay ku bilaabatay duqeynta iyo guud ahaan wixii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Ku Baaqay In Cuna-qabateynta Hubka Laga Qaado Soomaaliya Golaha ammaanka gaar ahaan Guddiga u xil-saaray cuna-qabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa khamiistii sheegay in ay suurogal tahay in yimaadaan Soomaaliya iyaga oo aragtiyo kala duwan ka dhiibtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Maanta Muqdisho Uga Furmaya Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir ay leeyihiin dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale maamul goboleedyada. Madaxda maamul goboleedyada ayaa soo gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka: Al-shabaab Waa Khatar Nabadda Hortaagan Golaha Ammaanka ee qaramada midoobey gaar ahaan guddiga u xil-saaran cuna-qabateynta hubka ee Soomaaliya Eritrea oo khamiistii kulan ka yeeshay arrimaha labadaasi dal ayaa ka hadlay arrimo badan oo khuseeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Shir Uga Furmaya Muqdisho Maanta oo Sabti ah ayaa la qorsheynayaa in magaalada Muqdisho uu wada hadal uga furmo maamulka Galmudug iyo sidoo kale maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe. Cismaan Maxamed Cali, wasiirka dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in duqeyn ay ka geysteen gobolka Gedo, gaar ahaan deegaan ku dhow deegaanka Ceel Cadde ee gobolkaasi. Wararku waxay sheegayaan in duqeyntaan lala eegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Gobolka Gedo Oo Ka Dhacay Degmada Luuq Kulan ballaaran oo looga hadlayay amniga guud ee gobolka Gedo iyo sidoo kale dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab ayaa lagu soo gabagabeeyay degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxaana kulankaasi isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Xalinaya Beello Ku Dagaallamay Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa maanta la filayaa iney ku baxaan beelo dhawaan ku dagaallamay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Calo C/laahi Guudlaawe ayaa…