1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Lagu Xiray Maraykanka Ciidamada ammaanka ee dowladda Maraykanka ayaa magaalada Atlanta ku xiray muwaadiniin Soomaaliyeed oo qaarkood la sheegay in dalkaasi ay sharci darro ku joogeen. 10 qof ayaa la xaqiijiyey in ciidamadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Sarkaal Sare Looga Dilay Ciraaq Ciidamada waddanka Ciraaq ayaa sheegay in la dilay Cabdullaahi Al-Badraani oo loo yaqaanno sidoo kale Abuu Ayuub kaasi oo ka mid ahaa hogaamiyaasha ugu sarreeya ururka Daacish. Wararka ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda China Oo Ka Baqeysa Iney Isku Dhacaan Maraykanka Iyo K/waqooyi Dowladda China ayaa waxay ka digtay isku dhac u dhaxeeya dowladaha Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi xilli ay cirka isku sii shareerayso xiisadaha colaadeed ee u dhaxeeya. Dowladda Maraykanka ayaa sheegaty…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Faarujiyey Dhuusamareeb Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay faarujiyeen ciidamada Itoobiya. Ciidamada Itoobiya ayaa isaga baxay saldhiggii ugu weynaa ee ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ciidamo U Soo Diray Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ciidamo u soo dirtay Soomaaliya, ciidamadan ayaa tababar iyo musaacado kale siin doona ciidamada xoogga dalka. Waa qeyb cusub oo lagu daray ciidamada horay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aannada Ka soo Baxay Shirka Golaha Wasiirrada Shirkii golaha wasiirrada ee khamiista oo uu shir guddoominayey wasiirka koowaad waxaa looga hadlay arrimo muhiim ah, Amniga Muqdisho: Waxaa laga hadlay qorshaha amniga Muqdisho, iyadoo lala kaashanayo Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Ehlada Wiil Soomaaliyeed Oo Ay Jiireen Gaadiidka AMISOM Oo Dalbaday Magdhow Ehlada Marxuum Cali Cismaan Maxamed Aba-sheekh oo 9-kii bishan gaadiid ay leeyihiin ciidanka AMISOM ku jiiray magaalada Muqdisho ayaa dalbaday Magdhow, sidoo kalena baaq u direy dowladda Federaalka Soomaaliya. Marxuumka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Iyo Horumarka Mudug Oo Ka Dhacay Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug, hay’adaha ammaanka iyo dhallinyarada gobolka Mudug ayaa maanta maagaalada Gaalkacyo waxay ku yeesheen kulan ballaaran oo looga hadlayey horumarka iyo ka qeybqaadashada amniga gobolkaasi. Kulankaan waxaa soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Kordhisay Cadaadiska Wariyeyaasha, Xirtayna Saddex Wariye Maamulka Somaliland ayaa xoojiyey cadaadiska ay ku hayaan wariyeyaasha ka howlgala guud ahaan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo, gaar ahaan kuwa Hargeysa ka howlgala. Ciidamada Booliiska ee maamulkaasi ayaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Banaadir Oo Maanta Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho. Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa guddoomiyaha…