3 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Soomaalidii Lagu Duqeeyay Badda Yemen Oo Weli La Aasin Iyo Baaq Loo Direy Madaxweyne Farmaajo Ehlada dadkii Soomaaliyeed ee lagu laayay badda Yemen oo horay dowladda Federaalka Soomaaliya uga codsaday in dowladda Yemen ay kala hadlaan sidii dadkooda lagu dilay badda dalkaasi lagu aasi lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda India Oo Ka Hadashay Badmaaxiyiintii Laga Badbaadiyey Burcad Badeedda Dowladda India ayaa ka hadashay 8 badmaax oo u dhalatay dalkaasi, kuwaa oo maalintii shalay ahayd laga badbaadiyey kooxaha burcad badeedda Soomaalida. Sushma Swaraj oo ah haweeneyda wasiirka arrimaha dibadda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 140 Qof Oo Lagu Dilay Muqdisho, Labadii Bil Ee Lasoo Dhaafay Sida ku cad warbixinta aan ururinay Labadii Bil ee ugu dambeysay waxaa dalka si sharci darro ah loogu dilay in ka badan 306 qof halka dhaawaca uu kor u dhaafay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Ku Riddey Labo Eedeysane Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay xukun ku ridday Labo ruux oo ku eedeysnaa iney ka tirsan yihiin Al-shabaab, lana sheegay in la qabtay iyaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Djibouti Oo Sheegaya In Dekadda Berbera Aaney La Tartami Karin Tan Djabuti, Suuqna Aan Loo heyn Madaxweynaha Dalka Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi dheer siiyay TesfaNews ayaa uga hadlay arrimo badan oo gobolka iyo caalamka ah. Madaxweyne Geelle mar uu ka hadlayey arrimaha Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Maxkamadeyneysa Rag Burcad Badeed Ah Maamulka Galmudug ayaa sheegay in maxkamad ay soo taagi doonaaan Afar ruux oo ka tirsan kooxaha burcad badeedda Soomaaliya, kuwaasi lagu qabtay howlgal ay ciidamada maamulkaa ka sameeyeen gobolka Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiib Dhib Ku Haya Kalluumeysatada Degmada Cadalle, Sh/dhexe Kalluumeystada degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka cabanaya maraakiib shisheeye oo ay sheegeen in dhibaato ay kala kulmaan xilliga ay kalluumeysanayaan. Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee degmadaasi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameeyay Qaar Kamid Ah Waddooyinka Degmada Baraawe Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dib u dhis lagu sameeyey waddooyin dhowr ah oo ku yaalla degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Sheegay In Heegan La Geliyey Ciidamada Ammaanka Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay xoojiyeen sugista ammaanka guud ee gobolka, islamarkaana ay heegan buuxa geliyeen dhammaan ciidamada ammaanka. Guddoomiye ku xigeenka amniga ee maamulkaasi Axmed Cabdalla Inji…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Baaq u Diray Shacabka Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iney ka wada shaqeeyaan Nabadda iyo Horumarka magaaladaasi. Gaas oo ku sugan Waqooyiga magaalada Gaalkacyo…