1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2021-ka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta meel mariyey miisaaniyad-sanadeed 2021-ka uu ku howlgalayo, kadib kulan ay maanta isugu yimaadeen maamulka qeybihiisa kala duwan, oo shir guddoon uu ahaa guddoomiye Cumar Mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo Ansixiyey Misaaniyadda 2021-ka Kulan maanta magaalada Jowhar ay ku yeesheen Golaha wasiirrada dowlad goboleedka Hirshabeelle oo uu shir madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen kulan ayaa goluhu waxaa ay warbixinno ka dhageysteen dhowr wasaaradood. Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoor qoor oo lagu Soo dhaweeyay Garawe. waxaa goordhaw gaaray magaalada Garowe ee xarunta gobalka Nugaal wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Wafdi Cabdi Xaashi uu Hogaaminayo oo Gaaray iyo Deni oo Soo Dhaweeyay . Waxaa goordhaw magaalada Garowe, ee xarunta gobalka Nugaal ayaa waxaa goor dhaw gaaray wafti heer sare oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amarkii Deni oo Hirgeliwaayey iyo Dibadbaxyadii oo Soo Labakacleeyey Shacabka magaalada Garoowe ee Puntland ayaa maanta oo sabti ah dhigay Mudaharaad ay kaga cabanayo sicir-bararka lagta Shinlinka waxaana maanta xiran dhammaan goobaha ganacsiga ee magaalada caasimadda ah. Mudaharaadashaa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Waddada u Dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo Gashay Wajiga 3aad Wajiga seddaxaad ee dhameestirka waddada xiriirisa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa waxaa lagu bilaabay si isku tashi ah, waxaana lagu guuleestay 160KM oo u dhaxeysa magaalooyinka Hobyo iyo Ceel Guula,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxda Galmudug oo Galabta u Gudubtay Afar Dhammaadka Tartanka iyo Wax Weliba oo Ku Saaban Waxaa goordhow garoonka ciyaaraha ee koonis Stadium ee gobolka Banaadir kusoo gabagaboobay ciyaar u dhaxeysay kooxaha Hirshabeelle iyo Galmudug, taas oo qeyb ka aheyd tartanka Maamul gobobeedyada, labada kooxood ayaa …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ayax Ku Degay Gobolka Bokol Ayax ayaa saaka Waabarigii ku degay beero ku yaalla degmada Xuddur ee gobolka Bokol, kaas oo soo gaaray shalay gelinkii dambe, waxaana uu dhibaato ka sameeyey beerihii uu ku degay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cayaaro: Puntland vs Jubbaland oo Barbarro Galay Waxaa goordhaw soo gabagaboobay kulan ciyaareed xiisa badan oo u dhaxeeyay xulalka kubadda cagta maamullada Jubbaland iyo Puntland, kaas oo ka tirsana Tartanka maamul gobaleedyada dalka. Kulankan oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biixi oo u Ambobaxay Jabuuti Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar ugu ambobaxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay madaxweyne Cismaaciil Cumae Geelle. Safarka…