1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacgsiga Magaalada Afgooye Oo Laga Dareemayo Dhaq-dhaqaaq Yari. Dhaqdhaqaaqa ganacsi ee ka jira magaalada Afgooye ee gobolka shabeelada hoose ayaa waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq aan sidaas u badneyn. Afhayeenka ganacsatada magaalada Afgooye Cali Axmed Hidi oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Laascaanood Oo Bilaabay u Gurmashada Dadka Kasoo Barakacay Abaaraha Dhallinyaro ku sugan degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa bilaabay qorshe ay ugu gurmanayaan dadka shacabka ah ee kasoo barakacay abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan gobolkaasi. Xaafadaha degmada Laascaanood,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq u Diray Shacabka Cadaado Xildhibaan Mahad Sheekh Cali oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa baaq u diray shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo 10-ka bishan ay doorashada madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 3-aad Ee Baarlamaanka Jubbaland Oo Maanta Furmaya Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu ka furmo Kalfadhigga Saddexaad ee baarlamaanka maamulka Jubbaland, kadib fasax ay ku jireen xildhibaannada baaarlamaankaasi. Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Beyle Oo Sheegay Iney La Dagaallami Doonaan Musuqa Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in ay la dagaallami doonaan musuqa, islamarkaana ay ka qeybqaadan doonaan dagaalka ka dhanka ah ee Musuqa. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hore Oo Ku Geeriyoodey Muqdisho Wasiirkii hore ee wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka Nuur Faarax Xirsi ayaa habeenkii xalay ayaa ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Ehlada wasiirka ayaa inoo xaqiijiyey in maalmihii ugu dambeeyay uu ku xanuunsanayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Iyo Dowladda Soomaaliya Oo Iska Kaashanaya Istaratiijiyad Looga Hortagayo Xagjirka Shir saddex maalmood Daru Salaam, Tanzania uga socday AMISOM iyo hey’adda qaran ee ka hortagga xagjirka, isla markaana ay soo qaban-qaabisay safaaradda Royal Danish Embassy ee fadhigiidu yahay dalka Ethiopia ayaa looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Musharraxiinta Madaxweyne Oo La Diiwaangelinayo Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconaya diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka Galmudug, kadib markii guddiga doorashada uu maalintii shalay ahayd soo saaray jadwalka doorasho. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalyahannada Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanka Goofgaduud Ee Baay Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa iney la wareegeen deegaanka Goofgaduud oo qiyaastii 30 KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddanka Colombia Oo Ay Ku Dhufteen Fatahaado Khasaaro Geestay Waddanka Colombia waxaa ka dhacay fatahaado ay dad ku dhinteen,waxaana soo dumay guryo badan oo ku yaallo Koofur galbeed ee waddankaasi dadka dhintay ayaa waxay gaarayaan 206 qof, halka kuwa…