1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Media Group Oo Cambaareysay Afduubka Hanad Guuleed, Dalbatana Sii Deyn Dhaqso ah War Saxaafadeed ay soo saartay Goobjoog Media Group, oo la soo gaarsiiyay Goobjoog News, waxaa looga hadlay afduubka loo geystay soo saaraha qeybta wararka ee Talefishinka Goobjoog Hanad Cali Guuleed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirrada Cusub Oo Bilaabay Iney Xafiisyadooda La Wareegaan Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay si rasmi ah u bilaabeen iney la wareeegaan xafiisyadooda , iyadoo maanta ay xilalka la wareegeen wasiirada arrimaha gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Ka Tirsan Goobjoog Oo Lagu Qafaashay Muqdisho Rag hubeysan ayaa gelinkii hore ee maanta waxa ay duleedka magaalada Muqdisho ku qafaasheen wariye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsan Goobjoog Media Group. Hanad xilliga la qafaalanayey waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Jadwalka Doorashada Galmudug Guddiga doorashada maamul goboleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada madaxtinnimada ee halaasi ka dhici doonta 10-ka bisha. Murashaxiin badan ayaa lagu wadaa in ay isdiiwaangeliyaan maalmaha soo socda si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Waa Ceeb Inaan Bixin Weynno Mushaaraadka Ciidamadeenna Iyo Shaqaalaheena” Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda mudane Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, kaasoo xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Dowladda Ka Dalbaday Gurmad Degdeg Ah Barakacayaasha ku dhaqan deegaanno u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka dalbadeen in gurmad degdeg ah lala soo gaaro. Barakacayaashan oo abaarta darteed uga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Balcad Oo Ka Warbixiyey Amniga Guud Ee Degmadaasi Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegay in isbedal amni oo la taaban karo uu ka jiro degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamuud Maxamed Saney oo u waramay Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Faah Faahiyey Wada Hadallo Ay Jabuuti Kula Yeesheen Somaliland Maamulka Khaatumo State ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey shir ay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti kula yeesheen maamulka Somaliland, kaasi oo daba socday shirrar ay Labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Qoysas Ka Cabanaya Biyo La’aan Qoysas ku nool deegaanno ka tirsan bariga gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo ay ugu horreyso biyo la’aan baahsan oo dadkaasi haysan. Qaar kamid ah dadkaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Walaacsan Dib u Dhac Ku Yimaada Doorashada Galmudug Waxgarad iyo siyaasiyiin ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galagduud ayaa ka cabsi qaba in dib u dhac uu ku yimaado doorashada madaxweynaha Galmudug oo 10-ka bishan la doonayo in…