1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Leh Kulan Looga Hadlayo Abaaraha Iyo Amniga Dalka Golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan looga hadlayo arrimaha amniga iyo abaaraha dalka ka jira. Ra’iisul wasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Howlgal Lagu Badbaadinayo Markab Sida Shixnado Ganacsi Oo Ka Socda Dekadda Muqdisho Maamulka dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney wadaan dedaal xooggan oo ay ku badbaadinayaan markab weyn oo sida shixnado ganacsi oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed. Maareeye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta: Isra’il Xiriir Waa Na Dhex Mari Karaa Haddii Ay Ka Baxdo Dhulka Ay Qabsatay 1967 Uurka Jaamacadda Carabta ayaa Sheegay Inay Israel la yeelan doonaan xiriir haddii ay ka baxdo dhulk carbeed oo ay qabsatay dagaalkii 6-da maalmood ee 1967 dii Hogaamiyaasha Carbeed ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Ciraaq Oo Geestay Dhimasho Iyo Dhaawac Ugu yaraan waxaa ku dhimatay 15 qof halka ay ku dhaawacmeen 40 kale qarax ka dhacay bar Kontarool oo ay ku leeyihiin ciidamada booliska Ciraaq magaalada Baqdaad ee caasimadda waddankaasi.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: “Argagixisada Waa Khatarta Ugu Weyn Ee Soomaaliya Ka Hortaagan Horumarka” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa la wadaagay madaxda ka qeybgalaysa shirka horumarka ka jira dalka iyo fursadaha…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Barnaamijka Xukuumadda Ra’isul Wasaare Khayre Oo Dhameystiran Ra’isul wasaare Xasan Kheyre waxaa uu maanta ku guuleystay in uu golaha shacabka ka helo codka kalsoonida xukuumaddiisa, kadib markii ay wasiirradiisa heleen codadka kalsoonida 224 Xildhibaan oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Soo Jeedisay In Doorashada Galmudug Dib Loo Dhigo Maamul-ka Ahlu sunna ee ka taliya Dhuusamareeb ayaa wax saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay ku talinayaan in la qaato taladii ra’siul wasaare Xasan Kheyre ee aheyd in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumada Kheyre Oo Codka Kalsoonida Ka Heshay Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ayaa goor dhow waxa ay codka kalsoonida ah siiyeen xukuumadda Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta la horgeeyay xildhibaannada. Kulanka xildhibaannada golaha shacabka oo maanta ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Sano Kadib, Dulimaad Toos Ah Muqdisho Iyo Nairobi Oo Bilowday Maanta oo Arbaco ah waxaa si rasmi ah u bilowday duulimaadka tooska ah ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, kadib muddo 10 sano ah oo diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Sheegay Iney Fureen Waddooyinkii Gaalkacyo Ee Ku Xirmay Dagaallada Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay iney fureen dhammaan waddooyinkii ku xirmey dagaalladii magaaladaasi ka dhacay dhammaadka sanadkii 2016. Duqa magaaladaasi Yaasin Tumey oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay…