1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo u Amba Baxay Urdun Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah ka ambaxa baxay magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeda wadanka Urudun. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Ku Jira Fasax Aan Rasmi Aheyn, Una Xayiran Xukuumadda, Xildhibaanno Guddoonka Dhaliilay Golaha Shacbaka oo laga sugayey shaqo badan, isla markaana dhexda uga jira kulamadii kalfadhiga 1aad ee baarlamaanka 10aad ayaa maalmahan iska galay fasax aan rasmi aheyn kadib markii aanu wax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xaawo Maxamed: Ma Qabo In Wax Laga Bedalo Xukuumadda Xildhibaan Xaawo Maxamed Aadan oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa sheegtay ineysan aragti ahaan qabin in xilligaan wax laga bedalo xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Raashin Ah Oo Lala Gaaray Dad Ku Dhibban Baardheere Deeq lacageed oo ay iska soo uruuruiyeen Culimada iyo Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta waxaa raashin loogu qeybiyey Boqolaal qoys oo kusoo barakacay Magaalada Baardheere…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo gelinkii dambe ee shalay illaa xalay fiidkii gobolka Galgaduud ku dhexmaray ciidamada Itoobiya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalkan ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Magacaabay Wasiiru Dowle Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay wasiiru dowlaha madaxtooyada ee maamulkaasi. Gaas ayaa xilkaan waxa uu u magacaabay Burhaan Cilmi Xirsi oo horey u ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegaya In Dunida Aan Laga Mamnuuci Karin Hubka Wax Gummaada Safiirka Maraykanka ee qaramada midoobay Neky Helly ayaa sheegtay in xiligaan la joogo aan suurtagal aheyn in caalamka laga mamnuuco hubka wax gumaada(nuclear ), hadalkan ayaa waxa uu ku soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Arbacada Ka Qeyb Galaya Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Faraamjo ayaa lagu wadaa in arbacada soo socota uu ka qeyb galo shir madaxdeedka Jaamacadda Carabta ee ka dhacaya dalka Urdun. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Lubnaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ra’iisul Wasaaraha Oo Xarigga Ka Jaray Waddo Loogu Magac Daray Dr Kadare Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay wado laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu dib u dayactir ku sameeyey, taasoo loogu magac daray Dr.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Baarlamaanka Oo Isku Raacay Xubnaha Guddiga Doorashada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta oo Isniin ah isku raacay in guddiga doorashada madaxweynaha ay noqdaan 11 xubnoo oo baarlamaankaasi iska soo dhex xulay. Gudoomiyaha baarlamaankaasi Cali Gacal Casir ayaa…