1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay In La Meelmariyo Xukuumada Kheyre Qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay xildhibaannada golaha shacabka iney meelmariyaan xukuumadda uu 21-kii bishan soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Ugaas Salaad Ugaas Maxamed Rooble oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran, Isra’il Iyo Argigixisada Waa Ajenadaha Shirka Jaamacadda Carabta Shir madaxeed jaamacadda carabta ee Urdun ayaa maanta la filayaa in looga hadlo faragelinta Iran ku heyso dalalka carabta, dhibaatada ay Isra’il ku heyso Falastiin iyo dhulkeeda iyo waxa loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta Oo Manta Ka Furmaya Urdun Maanta oo Arbaco ah, waxaa dalka Urdun ka furmaya shir madaxeedka wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, kaasi oo arrimo badan looga hadli doono. Madaxweynaha dowldda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Lagu Diley Degmada Waaberi Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa koox hubeysan oo habeenkii xalay ahaa askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka ku dilay degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Ragga watey bistooladaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Syria: Magaalooyin Afar Ah Oo La Daad Gureyn Doono Dadka Ku Nool Wararka ka imaanaya waddanka Syria ayaa waxay sheegayaan in la isla gaaray heshiiska ah in la daad gureeyo dadka ku nool afar magaalooyin oo ga’doodsan ee Syria. Ururka u dooda…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoon-Yahanno: Xiriirka Dowlad Goboleedyada Iyo Dalalka Dariska Ah Waxa Uu Hoos U Dhigayaa Awoodda Dowlada Dhexe Soomaaliya waxa ay qaadatay nidaamka fadraalka ah, kaas oo dalka ka hirgalay, shuruucdiisa dhanka dastuurka ahna ay in badan wali qabyo tahay oo hirgelinteedau u baahan tahay hirgelinta Aftida dadweyne…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Prof. Yaxye Cali Ku Yiri”“Kaalay Oo Maamul Hirshabeelle”, Kuna Hanjabay In uu Dib U Qiimeynayo Xiriirka Dowladda, Magan-geli Doono UN Iyo IGAD Madaxweynaha maamul goboleedka Cali Cabdullahi Cosoble oo wasiirradiisa wehliyaan ayaa mantas shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baladweyn, isagoo oo ka hadlay arrimo badan oo uu sheegay in uu cabasho ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Qaran Abaaraha Oo Deeqo Ka Badan Hal Milyan Oo Dollar Gaarsiiyay Maamul Goboleedyada Guddiga Qaran Ee Gurmadka Abaaraha ayaa soo saaray qiimaga deeqaha ay gaarsiiyeen dhammaan gobollada dalka. Waa wajiga 2aad ee gaarsiinta deeqaha Hadaba, Waxaa Maamullada Loo Gaarsiyay Sida Soo Socota: Magaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Ku Geeriyootey Shil Gaari Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidanka maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ku dhinteen shil gaari. Shil uu galay gaari ay la socdeen saraakiishan ayaa sababay iney dhintaan,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ra’iisul Wasaaraha Oo Barakacayaal Ku Booqday Garasbaaley Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeer ku tagay deegaanka Garas Baaleey ee duleedka Muqdisho,…