2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Xukuumadda Kheyre Iyo Xildhibaannada Diiddan Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka argti dhiibtay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo sidoo kale xildhibaannada ka tirsan golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Iney Dishay Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney dishay dagaalyahanno ka tirsan Xarkada Al-shabaab, kadib howlgal ay ciidamadooda ka fuliyeen gobolka Jubada Hoose. Joseph Owuoth oo ah sarkaal u hadlay ciidamada difaaca Kenya…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Baaqii Nairobi Ee Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Ay Saxiixeen Madaxda IGAD Madaxda dowladaha ku jira urur goboleedka IGAD ayaa todobaadka baaq ku saabsan arrimaha qaxootiga Soomaaliyeed ku gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Baaqan oo ah mid taariikhi ah, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif “Ma Burburin Wadahadallada Aan La Leennahay Somaliland” Madaxweynaha maamulka Khaatumo Satate, Cali Khaliif Galeyr ayaa ka warbixiyey wadahadallada maamulkiisa uu kula jiro maamulka Somaliland, isaga oo waxbo kama jiraan ku sheegay in uu burburay wadahadalladaasi. Waxa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Idaacadda Maandeeq Oo Hirgelisay Barnaamijka Bar Ama Baro (Sawirro) Idaacadda waxbarashada dalka ee Maandeeq FM oo qayb ka ah Goobjoog Media Group ayaa waxay bilowday olole waxbarasho kaasi oo wax lagu baraayo caruurta aan awoodin inay iska bixiyaan kharashaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Cambaareysay shaqaale Gargaar Oo Lagu Dilay K/Sudan Qaramada Midoobay ayaa cambaareysay dil loogu geestay 6 qof oo u shaqeyneysay hay’adaha caalamiga ah, kuwaas oo lagu dilay waddanka Koofurta Suudaan,waxaan geestay kooxo hubaysan oo heybtooda aan lagaranaynin. Maadaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In La Meelmariyo Xukuumadda Kheyre Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meelmariyaan xukuumadda cusub ee dhowaan uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Soo Bandhigtay Dacwadaha Loo Haysto Wariye Coldoon Xeer Ilaalinta maamulka Somaliland ayaa soo bandhigtay dacwadaha loo haysto wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo bishii hore ee February lagu xiray magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Qoraalkaan kasoo baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Digniin u Direy Xafiiska QM Ee B/weyne Wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabelle iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa dhaliil ka muujiyey xiriirka wada shaqeyn ee u dhaxeeya maamulka Hirshabelle iyo xafiisyada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Casir Oo Goobjoog Uga Waramay Arrimo La Xiriira Doorashada Galmudug Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir oo maanta wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay arrimo la xiriira doorashada madaxweynaha Galmudug, khilaaf laga dhex sheegay xildhibaannada baarlamaanka…