1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Dagaalka Yeman Ay Bil Waliba Ay Ku Dhintaan Boqol Qof Oo Rayid Ah Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalaka Yeman ay bil waliba ay ku dhintaan 100 qof ugu yaraan,kuwaas oo ubadan dadka rayidka ah oo waxyeelada ugu badan ay ka soo gaaraan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Qaxootiga Soomaalida Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Nairobi Shir madaxeedka IGAD oo looga hadlayey arrimaha qaxootiga ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka Kenya, Shirkan uu shir guddoominayay ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia ayaa laga soo saarey dhowr qodob: Hogaamiyeyaasha urur…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Dib-U-Soo Celinta Qaxootiga: 60,000 Ayaa Dib U Soo Noqotay, Laakin 100 Kun Ayaa Ka Maqan Dhadhaab Axmed Daahir guddoomiyaha hey’adda dib-u-soo celinta & dib-u-dejinta qaxootiga iyo barakacayaasha oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in shirkan IGAD lagu go’aammin doono labo arrin: in qaxootiga Soomaaliyeed meesha ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Ninkii Uu Taladiisa Isku Casilay 2011-kii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shir gaar ah magaalada Nairobi kula yeeshay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni isaga oo kala hadlay xiriirka labada dal, nabadgalyada iyo horumarinta Soomaaliya. Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Dilay Xoghayihii Maamulka Degmada Wadajir Rag hubeysan ayaa degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen C/raxmaan Sheekh Axmed Calasow oo ahaa xoghayihii maamulka degmadaasi. Gaari uu la socday xoghayaha ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Galmudug Oo Go’aamiyey Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Madaxweynaha Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxay go’aamiyeen waqtiga ay dhacayso doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Kulanka ay xildhibaannada Galmudug yeesheen waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Eyl “Doon Lagu Afduubtay Degmada Ma Jirto” Maamulka demada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay doon kalluumeysi oo la sheegay in maalintii shalay ahayd ay qafaasheen kooxo burcad badeed ah. Guddoomiyaha degmadaasi Muuse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Gu’a Oo Ka Curtay Shabellaha Dhexe Deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe, waxaa gelinkii dambe ee shalay illaa iyo habeenkii xalay ahaa ka da’ay roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada, xilli gobolkaasi ay ka jirto…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Qof Aan Qabiil Ku Fogeynayo Ma Jiri Doono Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan waxa uu magaalada Nairobi kula qaatay jaaliyadda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad Oo Ugu Baaqay Baarlamaanka Meel Marinta Xukuumadda Kheyre Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meel mariyaan golaha wasiirada ee dhowaan uu soo magacaabay Ra’iisul wasaare Xasan Cali…