1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Qof Rayid Ah Ku Dilay Magaalada Jowhar, Waa Markii 3aad Muddo 2 Sano Ah Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu halkaas ku dilay qof rayid ah, isla markaana uu dhaawacay gabar marxuumka la dhalatay. Dhacdadan ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Qodob Oo Xildhibaannada Golaha Shacabka Ku Diiddan Yihiin Xukuumadda Khayre Xildhibaanno 105 ah oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sabtidii cabasho ka gudbiyay xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Khayre, kooxdan oo diidan qaab dhismeedka xukuumadda la magacaabay ayaa mooshin u gudbiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Human Rights Watch Oo War Kasoo Saartay Soomaalidii Lagu Laayey Badda Yemen Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa si kulul waxay uga hadashay Soomaalidii 16-kii bishan March 2017, lagu laayey badda Yemen. Sara Liya Waytsin, oo ah agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dilal Qorsheysan Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Ee Sool Rag hubeysan ayaa siyaabo kala duwan waxa ay Labo ruux ugu dileen degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Fiidkii xalay ayaa waxaa degmadaasi lagu dilay shaqsi magaciisa lagu sheegay Jaamaca Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo Oo Ku Geeriyooday Itoobiya Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha maamulka Khaatumo Yaasiin Axmed Sulub ayaa lagu soo waramayaa inuu saakay ku geeriyoodey magaalaa Diridhaba ee dalka Itoobiya. Qaar kamid ah ehlada wasiirka ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Axmed Madoobe Iyo Xubnihii Ka Socday AU Ee Ku Shiray Kismaayo? Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, waxaa socdaal ku gaaray maalintii shalay ahayd wafdi ballaaran oo ka socday Midowga Afrika, kuwaasi oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha golaha amniga iyo Nabad galyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Doorashada Puntland Waxay u Dhici Doontaa Qof Iyo Cod Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyey in doorashada soo socota ee maamulkiisa ay ku dhacdo qaab qof iyo cod ah, lagana gudbo nidaamkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Casir Oo Baaq u Diray Xildhibaannada Galmudug Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaankaasi ee ka maqan magaalada Cadaado in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku gaaraan magaaladaasi. Waxa uu sheegay guddoomiyaha maadaama ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalxa: Ra’isul Wasaaraha Waxaa Uu Xaq U Leeyahay In Uu Iska Dhaga Tiro Talo Soo Jeedinta Jawaari Sida uu Goobjoog News u xaqiijiyay xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa, xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ayaa guddoomiyahooda Maxamed Cabdullahi Jawaari u gudbiyay cabasho ay ka qabaan qaab dhismeedka xukuumadda cusub.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay Inuu Hogaamiye Ka Tirsan Al-qaacida Ku Dilay Waddanka Afghaanistaan Wasaaradda gaashaadigga Maraykanka ayaa waxay sheegtay inay dishay hogaamiye caan ah oo ka tirsan ururka Al-qaacida, kaasi oo lagu dilay waddanka Afghaanistaan waa sida ay sheegtay wasaaradda gaashaadigga. Janeraal James…