1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Dhan Illaa 10 Bilyan Oo Dollar Madaxweynaha dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay wafdi ka socda dalka Turkiga oo iskugu jira mas’uuliyiin iyo ganacsato, wafdigaan ayaa waxaa ka soo wax dhaweeyay safiirka turkiga u fadhiya magaalada Adis-ababa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Shir Madaxeedka Maanta Nairobi Uga Furmaya IGAD Hoggaamiyeyaasha dalalka bariga Afrika ayaa maanta shir madaxeed ku yeelanaya magaalada madaxda dalka Kenya ee Nairobi. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye oo horay Goobjoog News uga warramay ajendaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dooni Lagu Afduubtay Xeebaha Degmada Eyl Ee Nugaal Wararka laga helayo xeeebaha gobolka Nugaal ee Puntland ayaa sheegaya in uu ka dhacay afduub loo geystay dooni marysay dhanka degmada Eyl. Doonida oo la sheegay inay tahay mid kalluumeysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Farriin u Diray Xildhibaannada Dhaliilsan Wasiirada Cusub Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ugu baaqay xildhibaannada golaha shacabka ee dhaliilsan golaha wasiirada cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ineysan degdegin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Golaha Wasiirada Cusub Oo La Taageeray Kulan ballaaran oo lagu taageerayey golaha wasiirada cusub ee 21-kii bishan uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, waxaana kulankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq u Diray Dowladda India Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay dowladda India iney sii deyso dhallinyaro Soomaaliyeed oo in ka badan 5 sano ku xiran dalkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaranka: Lama Hayo Gurmad Ku Filan Dadka Kusoo Barakacay Duleedka Muqdisho Guddiga gurmadka abaaraha ee heer qaran ayaa sheegay in aan la hayn deeq ku filan dadka abaarta ay saameysay qaarkood ee kusoo barakacay deegaannada duleedka ka ah magaalada Muqdisho. Sheekh…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Heshiiska Soomaaliya Iyo Kenya, Akhriso Sooyaal-ka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta kula kulmay xarunta madaxtooyada Kenya, iyaga oo ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo iskaashi dhex-mara labada dhinac. Madaxaweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Kenya Oo Kulmay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta waxaa lagu soo dhoweeyey madaxtooyada Nairobi, waxaana halkaasi uu kula kulmay dhiggiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Xukuntay Labo Askari Maxkamadda Darajada 1-aad ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku xukuntay Labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Askarta la xukumay ayaa lagu kala…