1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Degmada Baraawe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa bilowday kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Buuloburde Oo Shaqadii Looga Joojiyay Musuq Lagu Eedeeyay Maamulka gobolka Hiiraan ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyahii degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, Xaseey Buulle, kadib markii lagu eedeeyey inuu ku kacay musuq uu ku sameeyay raashiin gargaar ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud, maanta oo Khamiis ah ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay howlgallo ballaaran ka wadaan deegaannada bari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Loogu Baaqay Inuu Dib Ugu Laabto Magacaabista Wasiiradiisa Ururada bulshada Koonfur Galbeed ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Ra’iisul wasaare Kheyre ay haboon tahay in uu dib ugu laabto xukuumaddiisa cusub. Guddoomiyaha Bulshada Rayidka Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Somaliland Oo Ka Hadlay Nin Loo Xiray Sheegashada Magaca Siilaanyo Ciidamada Booliiska ee maamulka Somaliland ayaa wada baaritaan ku aadan macallin la sheegay inuu sheegtay magaca Madaxweynaha maamulkaasi. Macallinkan ayaa lagu magacaabaa Axmed Maxamed Maxamuud, waxaana u raacsan Siilaanyo, taasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta La Kulmaya Dhiggiisa Kenya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo booqasho rasmi ah, islamarkaana qaadan doonta Saddex maalin uga bilaabatay dalka Kenya, ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa lagu wadaa inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii London Oo Sii Kordhay Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay weerar ka dhacay xarunta baarlamaanka UK ee magaalada London, waxaana ku dhimatay 5 qof oo uu ku jiro qofkii weerarka soo qaaday sidoo kale waxaa…
13 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Dhammaan Wasiirrada Xukuumadda Ra’isul Wasaare Xasan Khayre Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa taariikh nololeedka dhammaan wasiirrada xukuumadda Xasan Khayre, wasiirrdan oo ka kooban 27 waxaa lagu dhawaaqay galabtii Talaadada. Sida aad ka akhrin doontaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Booyad Shidaal Oo Ku Qaraxday Muqdisho Faah faahin dheerad ah ayaa laga helayaa Booyad shidaal oo maanta si iskeed ah ugu qaraxday degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaare dhaawac ah. Inta la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Soo Badhigay Cadadka Lacagta Ay Bixiyeen, Inta Ay Hayaan Iyo Inta Ay Filayaan Guddiga gurmadka abaaraha ee Heer qaran ayaa maanta soo bandhigay qarashaadka ay ka heleen dowladda Federaalka, Shacabka, Ganacsatada Soomaaliyeed, dalalka caalamka iyo sidoo kale ururada caalamiga ah. Soo bandhigistaan ayaa…