1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: 11 Wasaaradood Oo Aan Lahayn Wasiiru Dowleyaal Xasan Cali Kheyre, Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa maanta magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kooban 26 wasaaradood. Wasaaradaha dhammaantood waxa ay leeyihiin ku xigeenno, balse ma wada lahan wasiiru dowleyaal. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 1 Ra’iisul wasaare ku xigeenk, 26 wasiir, 26 wasiir ku xigeen iyo sidoo kale 15…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Dhawaaqay Wasiiradiisa Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow waxa uu ku dhawaaqay golahiisa wasiirada oo ka kooban 1 Ra’iisul wasaare ku xigeenk 26 wasiir, iyo 26 wasiir ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada X/weyne Oo Yeelatay Maxkamad Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir Sheekh Saalax Sheekh Ibraahim ayaa maanta si rasmi ah waxay xariga uga jareen maxkamadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Maanta Ku Dhawaaqaya Wasiiradiisa Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu ku dhowaaqo golaha wasiirada ee xukuumaddiisa. Ilo ku dhow xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Atoore Hollywood-ka ah Oo Ururiyay 1.9 million Oo Dollar Si Abaarta Soomaaliya Wax Looga Qabto Atooraha Hollywood-ka Ben Stiller iyo koox asxaabtiisa ah ayaa wado qorshe ku aruurinayaan illaa 2 Milyan oo Dollar si loo caawiyo dadka ay abaarta ku saameysay gudaha Soomaaliya. Ben Stiller…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Hore Oo Puntland Ku Eedeeyay Ka Warqabka Kalluumeysiga Sharci Darada Ah Agaasimahii hore ee la dagaalanka burcad Badeedda maamulka Puntland C/risaaq Maxamed Dirir (Duceysane) ayaa sheegay in maamulka Puntland uu ka warqabo kalluumeysi sharci darro ah oo maraakiib shisheeye ka wadaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR: Waa In La Baaraa Dadkii Lagu Laayay Badda Yemen Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ugu baaqday in baaritaan dhab ah lagu sameeyo dowladdii lahayd diyaaraddi Helicoptarka ee duqeysay tahriibayaal Soomaaliyeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Baydhabo Ka Furtay Xarunta Iskuduwidda Howlaha Gargaarka Qaramada Midoobay ayaa xarun iskuduwidda howlaha gargaarka ee abaarta waxa ay ka furtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Furitaanka xaruntan ayaa QM waxa ay ku sheegeysaa in ulajeedka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 15 Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Ciraaq Qarax ka dhacay waddanka Ciraaq ayaa waxaa ku dhimatay 15 qof, halka ay ku dhaawacmeen 33 kale, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Ciraaq. Qaraxa ayaa waxa uu ka…