2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waalidiinta Dhalay Dhallinyaradii Lagu Duqeeyay Badda Yemen Oo Baaq u Diray Dowladda Federaalka Qaar kamid ah waalidiinta dhalay dhallinyaro dhowaan diyaaradaha Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ku duqeeyeen badda Yemen ayaa iyaga oo la hadlay Goobjoog News, waxay ka warbixiyeen carruurtooda iyo xilligii ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Garbahaarey, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay 7 qof ugu dhinteen cudurka shuban biyoodka, iyadoo tiro intaa ka badanna ay cudurkaasi la jiifaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Codsaday In Dib Loo Dhigo Doorashada Galmudug Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa codsaday in dib loo dhigo muddo 45 cisho ah doorashada madaxweynaha ee maamulka Galmudug. Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa looga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Maalmo Ka Hor Shirka IGAD, Soomaaliya Iyo Kenya Oo Khilaaf Diblomaasi Ah U Dhaxeeyo Soomaaliya iyo Kenya, waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhex jiray khilaaf diblomaasi ah kadib markii madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu safar kedis ah ku yimid magaalada Dhoobley,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsato Eedeysay Maamulka Gobolka Banaadir Qaar kamid ah ganacsatada ku ganacsan jiray suuqa Cali Boolaay ee degmada Waabari ayaa iyaga oo la hadlay Goobjoog News, waxay sheegeen in suuqaasi laga burburiyey, iyaga oo arrintaasi ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye “Haddii Aan Mareykan Dilin, Sacuudina Dilin, Yaa dilay dadkeenna?” Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in aan la heyn dadkii dilay qaxootiga Soomaaliyeed ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Gaari Qaraxyo Siday Oo Lasoo Bandhigay Ciidamada Nabad sugidda dowladda Federaalka ee Soomaaliya, gaar ahaan qeybtooda ka howlgala deegaannada Galmudug ayaa maanta magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud kusoo bandhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Isku Rasaaseeyay Muqdisho Ciidamo la sheegay iney ka wada tirsan yihiin kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow waxay isku rasaaseeyeen Isgoyska Tarabuunka, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey waxaa Israsaaseyntaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandow Lagu Soo Rogay Qaxootiga Dhadhaab Dowladda Kenya ayaa lagu soo waramayaa in Bandow ay ku soo rogtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, kadib markii ay soo badatay cabsida laga qabo in Al-shabaab ay weeraro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Oo Weli La Xiro, Guushii Farmaajo Kadib Dad badan ayaa filayey in wixii ka dambeeyey doorashadii 8-dii Februry ee sanadkaan ka dhacday magaalada Muqdisho, in madaxda ay fulin doonaan balamihii ay madaxdu qaadeen. In ka badan 20…