1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowladda Oo La Kulmay Guddoomiyaha Midowga Afrika Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay guddoomiyaha Midowga Afrika Muuse Faki, oo maanta yimid magaalada Muqdisho. Waxyaabaha ay ka wada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaheysiga Sacuudiga Oo Iska Fogeeyay In Ay Dileen Qaxooti Soomaaliyeed Maj. Gen. Ahmed Al-Assiri oo ah afhayeenka isbaheysiga uu Sacuudiga horkacayo ee la dagaalaya Xuutiyiinta ayaa iska fogeeyay eedeynta ah in ay dileen 42 qof oo qaxooti ah, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Midowga Africa Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha ururka Midowga Africa, Moussa Faki. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa guddoomiyaha iyo wafdigiisa kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aanta Deegaanka Leego Ee Sh/hoose Oo Ka Dartay Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay iney ka dartay biyo la’aanta baahsan ee ka jirta deegaankaasi iyo sidoo kale deegaannada ku dhow. Guddoomiyaha deegaankaasi Abukar C/laahi Isaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleysia Oo Ciidamo Usoo Direysa Soomaaliya Wasaaraddaa difaaca Maleysia ayaa sheegtay in ciidamo ka shaqeeya dhinaca gargaarka iyo agabkooda ay qorsheenayaan iney usoo diraan Soomaaliya. Wasiirka wasaaraddaasi Hishammuddin ayaa sheegay in ciidankaan uu kasoo amba baxayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ogolaashiyaha Mareykanka Kadib, Imaaraadka Oo Dekadda Berbera Heshiis Kula Galay Soomaaliya Iyo Masar Dhaxal-sugaha Abuu-Dhabi ahna ku-xigeenka taliyaha ciidamada qalabka sida ee dalka Imaaraadka Maxamed Bin Za’id Al-nahyaan ayaa shir jaraa’id uu qabtay ku sheegay in Imaaraadka uu Dekad ganacsi oo caalami ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Ka Warbixiyey Qorshaha Doorashada Madaxweynaha Xildhibaan Garaad Yuusuf oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, waxa uu sheegay in ay socdaan dedaallo badan oo lagu doonayo in lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Diley Degmada Afgooye Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, ku dileen mid kamid ah ganacsatada degmadaasi. Ganacsadahan oo magaciisa lagu sheegay Haabiil Abuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK Oo Dib u Eegeysa Qarashka Ay Siiso AMISOM Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in dib u eegis ay ku sameyn doonto qarashka ay siiso ciidanka Midowga Africa ee howlgalka AMISOM ka wada Soomaaliya. Boris Johnson, xoghayah arrimaha dibadda dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyinka Qaar Oo Saakay Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada Makka Al-mukarrama iyo kuwo kale oo ku dhow wadadaasi. Waxaa la arkayaa gaadiidka dagaalka…