1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ingiriiska Oo Maamul Goboleedyada Kala Shaqeyn Doona Amniga Iyo Abaaraha Dalka Ingiriiska ayaa sheegay in deegaannada maamul goboleedyada dalka ka hirgelin doona mashaariic la xiriirta arrimaha amniga, abaaraha, sidaa waxaa lagu sheegay kulan arbacadii dhexmaray wasiirka arrimaha dibadda Ingiriiska iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weeraro Ka Dhacay Waddanka Jamhuuriyadda Africada Dhexe Oo Ay Dad Ku Dhinteen Waddanak Africada dhexe waxaa ku dhimatay 11 qof, ka dib weeraro silsilad ah oo lagu qaaday dhawr magaalo oo ku yaallo bartamaha Jamhuuriyadda Africada dhexe. Guddoomiyaha gobolka Bambaari ee Jamhuuriyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ka Dhacay Syria Oo Dad Ay Ku Dhinteen Ugu yaraan waxaa ku dhimaty 31 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale qarax lala beegsaday dhismaha maxkamadda ugu weyn Syria taasoo ku taallo caasimadda Dimishqa. Qof naftiis hure ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Qoryooley: Barnaamijka Bulsho Bile Oo Lasoo Gabagabeeyay Xiritaanka barnamaijka Bulsha bille oo faa’ido iyo waxtar u yeeshay dadka ku nool Gobolka Shabellaha hoose kadib muddo saddex cisho ah oo uu socday waxaa si lamid ah furitaankii ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Oo Ciqaabay Holland, Akhriso Sheekada Billow Illaa Dhammaad Todobaadkan, dalka Holland ayaa labo wasiir oo ka tirsan dalka Turkiga u diiday in ay ka qeyb galaan, kana hadlaan kulammo lagu taageerayo madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta Oo Sheegtay In Lix Milyan Oo Soomaali Ah Gargaar U Baahan Yihiin Xogheyaha guud ee jaamacadda Carabta Axmed Abu-geyd ayaa maanta waxaa uu ku baaqay in si deg deg ah wax looga qabto abaaraha iyo dhibaatooyinka banii’aadanimada ee ka jira Soomaaliya. Abuu-geyd…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay xoghayaha arrimaha dibadda dowladda Ingiriiska Boris Johnson oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Kulankaan oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Khayre Oo AMISOM Ka Codsaday Wada Shaqeyn Dheeraad Ah Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madax ka socota AMISOM isaga oo kala hadlay wada shaqeynta labada dhinac iyo sida ay kooxdan nabad ilaalinta…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Hantida Ku Burburtay Qaraxii Dhawaan Ka Dhacay Hotel Wehliye , Muqdisho Maalin ka dib qaraxii ka dhacay wadada makka Al-mukarrama gaar ahaan nawaaxiga hotel Wehliye, ayaa Goobjoog News waxay booqasho ku tagtay halkaasi, si ay ugu kuurgasho khasaaraha hantiyeed ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee UK Oo Yimid Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho yimid wasiirka arrimaha dibadda ee UK, Boris Johnson, waxaana wasiirka la socda wafdi heer sare ah. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa lagu soo dhoweeyey wasiirka,…