2 daqiiqo Sheeko:Dalka Raggii Afduubtay Markabka Oo Hanjabay Kooxdii qafaalatay markabka shidaal ee ku sugan degmada Caluula ee gobolka Bari ayaa waxay ku hanjabeen iney sii wadi doonaan qafaalka ay ku hayaan maraakiibta kadib markii ay sheegeen in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Looga Gudbi Karaa Abaarta Dalka Ka Jirta? Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen sida ugu haboon ee xilligaan looga gudbi karo abaarta dalka ka jirta. Dhallinyaradan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Bashiir: Abaarta Dalka Ka Jirta Wey Sii Ballaaratay Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo kamid ah guddiga abaaraha heer Qaran ayaa sheegay in abaarta dalka ka jirta ay tahay mid baahday, taas oo sabab u noqotay in dad iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Hadda Kadib Waa La Fulin Heshiisyada Aan La Galno Dowladda Maamulka Ahlu-sunna waljameeca ee gobollada dhexe ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya la fulin doono dhammaan heshiisyada ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya. Sheekh Maxamed Shaakir, hoggaamiyaha maamulka Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Wada Hadal La Galeysa Koox Afduubatay Markab Shidaal Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah ay gaaraan deegaanno ku dhow degmada Caluula ee gobolka Bari, halkaasi oo lagu haysto markab shidaal. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Oo Madax Furasho Ka Dalbatay Markab Ay Afduubteen Burcad badeedda Soomaalida ayaa la sheegayaa in ay lacag madax furasho ah ka dalbadeen markab ay ka afduubteen xeebaha Soomaaliya. Ciimada Badda ee midowga Yurub oo diyaarad ay ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 800 Oo Shaqaalaha Caafimaadka Looga Dilay Dalka Suuriya Warbixin ay soo saareen koox baarayaal ah oo dhanka caafimaadka ah ayaa waxay sheegeen in ku dhawaad 800 qof oo ka shaqeynaayay dhanka caafimaadka lagu dilay waddanka Syria, dadkaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre: Waqtigii Xoolaha Wadanka La Dhacayey Wey Dhammaatay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa sheegay in dalka uu xilligaan galay isbedal aad u weyn islamarkaana la gaaray waqtigii la wada xisaabtami lahaa. Ra’iisul wasaaha oo hadal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Hoteelada Oo Laga Mamnuucay Shirarka Looga Hadlayo Maalgashiga Wareegto kasoo baxday maamulka Somaliland ayaa lagu Hoteellada ku yaalla deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo waxaa looga mamnuucay in lagu qabto shirarka sida gaarka ah looga hadlayo arrinta ku aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Diyaarado Ku Baaraya Markab Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya Ciidamada badda ee midowga Yurub ayaa sheegay in ay diyaarado u direen si loo baaro wararka sheegaya in markab ganacsi ay burcad badeed ku afduubatay xeebaha Soomaaliya. Afyaheen u hadashay…