1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka UK Oo Ansixiyay Heshiiskii Ay Uga Baxeen Midowga Yurub Baarlamaanka waddanka UK ayaa ansixiyay sharciga qabyada ah kaas oo ay uga baxayaan Midowga Yurub, tallaabaddan ay qaadeen baarlmaanka waddanka UK ayaa waxay ka dhigantahay inay hirgaliyeen qodobdka 50 aad…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 84 Qof Lagu Dilay Hal Bil, Odoyaal Iyo Shacab Toos Loo toogtay, Akhriso Dilalka Dhacay January Kadib Waxaa bishii la soo dhaafay aad u kordhay weerarrada iyo dilalka qorsheysan ee ka dhacaya magaalada Muqdisho marka la bar bar-bar dhigo January iyo doorashada madaxweyne Farmaajo ka hor, dhimashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Cambaareeyey Qaraxyo Maanta Ka Dhacay Muqdisho Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agagaaraha Warshadii hore ee Nac-naca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Soomaali Ah Oo Burcad Badeednimo Lagu Waayey Oo Muqdisho La Keenay shan(5) qof oo Soomaali ah oo lagu waayey burcad badeednimo ayaa maanta laga soo dejiyay magaalada Muqdisho, sidaa waxaa sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Seychelles. Raggan oo horay 12 sano oo xabsi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Khasaaraha Ka Dhashay Labo Qarax Oo Maanta Ka Dhacay Muqdisho Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay Labo qarax oo Ismiidaamin ah kuwaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Qaraxii Koowaad ayaa saakay waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Hoteelka Wehliye Ee Muqdisho Qarax aad u xooggan oo loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay wadada Makka Al-mukkarrama ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan ilinka hore ee Hoteelka Wehliye. Goob joogayaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Degmada Wadajir Ee Muqdisho Wararka naga soo gaaray degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow halkaasi uu ka dhacay qarax Ismiidaamin ah kaasi oo khasaare geystay. Qof Ismiidaamiye ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Gaalkacyo Oo Ka Horyimid Kala Qeybsanaanta Magaaladooda Tan iyo markii magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ay ka dhaceen dagaallada sokeeye waxaa hakad ku yimid is dhexgalka dhallinyarada Puntland iyo Galmudug oo horey u ahaa kuwo mideysan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Barakacayaal Ka Qeylo Dhaamiyay Biyo La’aan Barakacayaal ku sugan garoonka diyaaradaha degmada Jowhar ayaa qeylo dhaan xooggan ka muujiyey xaalad biyo la’aan iyo sidoo kale mid caafimaad darro. Qaar kamid ah barakacayaashan oo la hadlay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne Oo Fariin u Direy Hay’adaha Samofalka Ah Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay maamulka gobolka Hiiraan ayaa kulan looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jira gobolkaasi, waxa ay la qaateen madaxda hay’adaha samofalka ah…