1 daqiiqo Sheeko:Dalka Milatari Gadoodsan Oo Dibadbax Ka Dhigey Magaalada Muqdisho Ciidamo Milatari ah islamarkaana ka gadoodsanaa mushaar la’aan ayaa waxay goor dhow dibadbax ballaaran ka dhigeen magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Suuqa B/xuubey ee degmada Wadajir iyo aargada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 50 Carruur Ah Oo Nafaqo Darri Darteed Loo Dhigay Isbitaalka Banaadir Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir waxaa saacadihii lasoo dhaafay la gaarsiiyey tiro ka badan 50 carruur ah oo nafaqo darri hayso, waxaana qaarkood laga keenay degmooyinka gobolka Banaadir iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Xinlibi Oo Ka Cabanaya Xaalad Nolol Xumo Bulshada ku nool deegaanka Xinlibi ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa ka cabanaya xaalado dhanka nolosha ah oo ka dhalatay abaarta ka jirta guud ahaan gobollada dalka. Iyaga oo sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Hirshabelle: Isbedal Amniga Oo Aan Hore Loo Arag Baan Keenaynaa Wasaaradda amniga ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegtay in isbedal amni oo aan horey looga baran deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo ay keeni doonaan. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Ibraahim Cali oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Qabtay Dad Lagu Tuhunsanyahay Al-shabaab Booliska dalka Kenya ayaa waxay sheegeen inay gacanta ku dhigeen 6 qof oo la tuhunsan yahay inay ka tirsanyihiin xarada Al-shabaab . Booliska ayaa waxay sheegeen inay xireen lixdaan qof …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Xaaladda Wariye Cabdi Xamiid Karsaay Oo Saakay Ku Dhaawacmay Qarax Loogu Xirey Gaarigiisa Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa xaaladda caafimaad, wariye Cabdi Xamiid Karsaay oo ka tirsan Tv-ga Universal kaasi oo saakay ku dhaawacmay qarax Miino oo la sheegay in gaarigiisa loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Lagu Dhaawacay Muqdishu Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho lagu dhaawacay weriye Xaamid Karazi . Weriyahan waxaa uu la shaqeeyaa Telefishin-ka Universal ee ka tirsan Telefishinnada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Dagaal La Xiriira Ceel-Biyood Saddex qof ayaa ku dhaawacantay dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Dacdheer gelinkii dambe sabtidii, Dacdheer waxaa uu ka mid yahay deegaannada mar walbo ka dhacaan dagaallada sokeeye. Maleeshiyaad ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Leego: Duqeyn Loo Geystay Xeryaha AMISOM Kooxo looga shakinsan yahay xarakada Al shabaab ayaa weerar madaafiic ah xalay ku qaaday deegaanka Leego oo ka tirsan Shabeellada Hoose. Qaraxyada ayaa lagu soo tuuray xarun ay deggan yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Qaraxyo ka Dhacay Syria Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 120 kalana way ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay meel ay ku cibaadeystaan dadka shiicada ah oo ku taallo…