2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Dhagax Dhigay Xarun Cusub Oo Ay Ku Shaqeyn Doonto Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Sabti ah waxa uu dhagax dhigay xarun cusub oo noqon doonta xarunta ugu weyn ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Hirshabelle Oo Codka Kalsoonida Ah Ka Helay Baarlamaankooda Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa kulan ay maanta oo Sabti ah ku yeesheen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, waxay codka kalsoonida ah ku siiyeen wasiirada maamulkaasi ee dhowaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Xiriir Ah Oo Ka Dhaxeeya Amni Darrada Iyo Shaqo La’aanta? (Maqal) Dhallinyaro badan oo shaqo la’aan ah ayaa isku madadaaliya daawashada ciyaaraha, ku sheekeysiga goobaha dadku ku badan yahay ee la isugu yimaado iyo ku mashquulka balwadahooda u gaarka ah. Qabiirada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka: 20 Milyan Ayaa Khatar Ugu Jira Gaajo, Soomaaliya Ayaa ugu Horreysa Guddoomiyaha Bangiga Adduunka Jim Youn Kim ayaa waxaa uu qoraal uu soo saaray ku sheegay in malaayiin dad ah ay khatar ugu jiraa qaar kalana ay u dhimanayaan gaajo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Digniin Xooggan Kasoo Saartay Abaarta Soomaaliya Madaxa howlaha bini’aadannimada ee Qaramada Midoobey, Stephen O’Brien ayaa digniintii ugu dambeysay kasoo saaray xaaladda abaarta Soomaaliya iyo dalal kale oo Afrika ah. Mr. O’Brien ayaa sheegay in dunidu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Musuq Ku Eedeeyay Madaxda Puntland Xildhibaan hore Daahir Muuse Ciirro ayaa madaxda maamulka Puntland ku eedeeyay inay Musuqeen lacagihii loogu talogalay dadka abaaruhu asiibeen ee ku sugan deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Dib U Dhaca Doorashada Somaliland Dalalka Denmark, midowga Yurub, Finland, France, Germany, the Netherlands, Sweden, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa niyad-jab ka muujiyay go’aanka guurtida ee ku aadan dib u dhaca doorashadooyinka Somaliland. Beesha Caalamka waxaa ay sheegeysaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska G/banaadir Oo Soo Saarey Ammaro Amniga Lagu Sugayo Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa soo saaray ammaro u muuqda kuwo la doonayo in lagu sugo ammaaanka guud ee magaalada Muqdisho. Bishaar Abshir Geeddi, Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Bambooyin Lagu Weeraray Madaxtooyada Hirshabelle Ee Jowhar Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo Bam oo habeenkii xalay ahaa lagu weeraray xarunta madaxtooyada maamulka Hirshabelle ee magaalada Jowhar, Xarunta Shabellaha Dhexe. Illaa 2 Bam oo kuwa gacanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe Oo Baaq u Direy Dowladda Federaalka Ee Soomaaliya Faysal Cali Waraabe oo kamid ah siyaasiyiinta maamulka Somaliland ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka ee Soomaaliya, gaar ahaan madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Kheyre iney ixtiraamaan heshiisyadii horey u wada…