1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ka Hadashay Dhallinyaro Laga Soo Musaafuriyey Maraykanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dhallinyaro Soomaaliyeed oo maalintii shalay ahayd la keenay magaalada Muqdisho kuwaasi oo laga soo musaafuriyey wadanka Maraykanka. Wasiirka Amniga Qaranka C/risaaq Cabdi Maxamed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynah Falastiin Oo Ku Wajahan Magaalada Washington Ee Maraykanka Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas inuu soo booqdo magaalada Washington sida ugu dhaqsiyaha badan. U yeeristaan ayaa waxay timid ka dib markii Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Ee QM Oo Ku Baaqay In La Dhaqan Galiyo Heshiiskii Xabad Joojinta Ahaa Ee Syria Gulaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya dalka Syria inay dhaqangeliyaan hehshiiskii xabad joojinta haa ee la saxiixay dhamaadkii sanadkii tagay 2016, waxaana golaha uu sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Mar Kale Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Ku Sugan Gobollada Abaarta Ka Jirto Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale ugu baaqay shacabka iyo ganacsatada Soomaaliyeed iney si hagar la’aaneed ugu gurmadaan shacabka abaarta ku hayso gobollada dalka. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Ciidankii Gadoodsanaa Oo Dib Ugu Laabtey Xeryahoodii Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in ciidamadii Daraawiishta Puntland ee ka gadooday mushaar la’aanta ay dib ugu laabteen xeryahooda, kadib waan waan saacado…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Carabta Oo La Wareegayo Dekadda Boosaaso, Saraakiil Puntland Ah Ayaa Xaqiijisay Maxamed Caydiid Jaamac oo ah gudoomiyaha rugta ganacsigaiyo warshadaha Puntland ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in dalka Imaaraadka lagu wareejinayo dekadda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Goobjoog News waxaa ay guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabeyre Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Rugta Rugaha Ganacasiga Soomaaliyeed Doorashada Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo ku xigeenadiisa ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Doorasadan waxaa ka qeyb galay ergo ka socotay todobo rug ganacsiyeed oo dalka ka jira, waxaana doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Guri Ku Yaalla Degmada Hodon Ee Muqdisho Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa maanta ka kacay guri ku yaalla degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda Siigaale. Dabkan kacay ayaa ka dhashay koronto gurigaasi ku jirtay, waxaana…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Ka Hadashay Waxa Ay Ka Ogeyd Dhallinyaro Laga Soo Musaafuriyey Maraykanka, Lana Keenay Muqdisho Taliyaha hay’adda socdaalka iyo Jisiyadaha dowladda Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin fulinta heshiiskii Soomaaliya iyo Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Midowga Yurub Ka Dalbatay Wax Ka Qabasha Kalluumeysiga Sharci Darada Ah Maamulka Puntland ayaa ka dalbaday Midowga Yurub inuu wax kala qabto Kalluumeysiga Sharic darada ah ee xeebaha Soomaaliya ka wadaan maraakiib iyo doonyo shisheeye. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin…