1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Luuq, Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow uu ka dhacay qarax Miino oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galeyr “Abaarta Sool Iyo Sanaag Waa Ay Kasii Dartay” Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in ay kasii dartay xaaladda abaarta ee deegaannada gobollada Sool iyo Sanaag. Waxa uu sheegay madaxweyne Galeyr in xoolo badan ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Ammar Ku Bixisey Iney Is Diiwaangeliyaan Ganacsatada Gobolka Baay Maamulka K/galbeed ayaa ku amray ganacsatada gobolka Baay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isku diiwaangeliyaan si loo helo isla xisaabtan dhab ah. Xasan Ibraahim Dheg-buur, wasiirka maaliyadda maamulka K/galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaasha Ciidamada Milatariga Dalalka Bariga Afrika Oo Ku Shira Uganda Taliyeyaasha ciidamada wadamada Bariga Afrika ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah uu shir uga furmo magaalada Kampala ee dalka Uganda, waxaana shirkaasi looga hadlayaa arrimo badan oo amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Gaaray Degmada Mahadaay, Sh/dhexe Boqolaal qoys oo kasoo barakacay abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe ayaa soo gaaray degmada Mahadaay ee gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda ee maamulka degmada Mahadaay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Taliska Booliiska Soomaaliyeed Oo Lagu Wareeejiyey Bugaag Muhiim Ah Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay deeq Bugaag ah ka guddoomeen hay’adda UNODC, bugaagtaasi oo taliska muhiim u ah. Bugaagtan ayaa ka kooban kuwa xeerka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Mareykanka Iyo Kenya Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa talaadadii waxaa uu Telafan kula hadlay dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta, sida aqalka cad sheegay labada madaxweyne waxaa ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maraykanka Kala Hadli Doona Xayiraadda Lagu Soo Rogey Soomaalida Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Maraykanka ay kala hadli doonaan xayiraadda lagu rogey dadka Soomaalida ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay aad u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Lala Eegtay Ciidamo Kenya Ah Qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira ayaa ciidamo Kenyan ah waxaa lagula eegtay degmada Lamu oo ku dhow xadka dalkaasi uu la wadaago Soomaaliya. Qaraxan ayaa ahaa sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Cadaaladda Galmudug Oo Sheegtay In Sharciga La Horkeenayo Haweeneyda Dishay Gabadhii 7-sano Jirka Ahayd Wasiir ku xigeenka cadaaladda ee maamulka Galmudug Maxamuud Guure Guuleed oo u waramay Goobjoog News, waxa uu sheegay in cadaaladda la marin doono eedeysanayaasha laamaha amniga soo xiraan, isaga oo…