1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Oo Maanta u Dabaaldegaya Maalintooda Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka oo dhan looga dabaaldegaa ama laga xusaa maalinta Haweenka adduunka 8-da Maarso. Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha looga dabaaldegayo maalintaan, waxaana lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sheegtay In Ballanqaad Ku Aadan Gurmadka Abaaraha Ay Ka Heleen Madaxweyne Farmaajo Maamulka Galmudug ayaa sheegay in balanqaad ku aadan gurmadka abaaraha ay ka heleen madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiriirka Ganacsi Ee Ka Dhaxeeya Turkiga Iyo Africa Oo Gaaraya 67 Bilyan Doolar Sanadkii Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya wadaanka Suudaan Jamaaludiin ayaa waxa uu sheegay qiimaha ganacsi ee ka dhaxeeya Turkiga iyo qaaradda Africa in uu gaarayo 67 bilyan oo doolarka Maraykanka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Ka Dhacday Syria Oo Ay Dad Ku Dhinteen Waxaa sii socda wali duqeymaha ay geesanayaan diyaaradaha Ruushka iyo kuwa Syria, kuwaas oo ay ka geesteen magaalooyinka Xalab, Ximsa iyo Idlib, iyadoo ay sababeen inay dhintaan 10 qof halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Caawa Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda macallin Nuur ayaa sheegaya in koox ku hubeysan bistoolado ay dileen askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Farmaajo Iyo Antonio Guterres? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Guterres. Madaxweynaha iyo Xoghaya Guud ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Mar Kale Codsatay $825 Milyan Oo Wax Looga Qabto Abaarta Soomaaliya Qaramada Midoobay ayaa dalbatay 825 Milyan oo doolar, taasi oo wax looga qaban doono abaarta ka jirta dalka si aaney macluul u dhicin. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Antonio Guterres Iyo Wafdigii Uu Hoggaaminayey Oo u Ambabaxay Magaalada Baydhabo Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka duushay diyaarad uu la socday xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres iyo wafdi caalami ah oo uu hoggaaminayey. Mr. Guterres…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Eedeyn u Jeediyey Maamulka Somaliland Odoyaasha iyo waxgaradka degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland ee uu hoggaamiye Madaxweyne Siilaanyo in uu ka baxay heshiis horey ay ula gaareen maamulkaasi. Waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud Ee QM Oo Soo Gaaaray Muqdisho Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa goor dhow soo gaaray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo. Xoghayaha ayaa la kulmi doona madaxweynaha dowladda Federaalka…