1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Shabellaha Dhexe Oo Wadahadalsiinaya Beello Ku Dagaallamay Degmada Cadalle Maamulka gobolka Shabellaha dhexe ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu wada hadal u furayaa Labo beel oo dhowaan ku dagaallamay degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtida Somaliland Oo Kordhiyey Waqtigii Doorashooyinka Golaha guurtida ee maamulka Somaliland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa ee gobolka Waqooyi galbeed, waxay ku go’aamiyeen waqtiga ay dhici doonto doorashada madaxweynaha, golaha wakiilada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka B/xaawo: Nabad Sugidda Oo Gacanta Ku Dhigay Rag La Sheegay Iney Ka Mid Yihiin Al-shabaab Ciidamada Nabad sugidda Jubbaland ee degmada B/xaawo ayaa gacanta ku dhigay Labo nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab, waxayna soo bandhigeen Labadaasi nin iyo bistoolooyin la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Ee K/galbeed: Dad Ka Badan 300 Ayaa Abaar Iyo Cudurro u Geeriyooday Ururrada bulshada Rayidka ee gobollada Koonfur Galbeed ayaa sheegay in degaannada gobolladaasi ay abaarro iyo xanuunno ay ugu dhinteen dad ka badan 300 oo qruux. Guddoomiye ku xigeenka hay’adda ururada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Ruux Oo Ku Geeriyootey Shil Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho Shil gaari oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacay wadada 21-ka October ee magaalada Muqdisho. Gaari nooca xamuulka qaada ah iyo sidoo kale gaaaro NOHA…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Degmada Cadaado Oo u Gadoodey Mushaar La’aan Taliska ciidamada Booliska Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Ciidamo Gadoodsan ay xirteen saldhigga Booliska ee Degmadaasi. Taliye Ku Xigeenka Booliska Degmada Cadaado Dhame Cumar macallin Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysato Ajaaniib Ah Oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland Ciidamada badda ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigey doon kalluumeysi oo la sheegay iney la socdeen shaqaale ajaaniib ah, kuwaasi oo ku eedeysan in ay waxyeello u geysteen kalluumeysato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay In Shacabka La Xisaabtami Doonaan Wasiirada Maamulkiisa Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in la xisaabtan dhab ah ay shacabka la geli doonaan dhammaan wasiirada maamulkiisa. Waxa uu sheegay in ay qorsheynayeen in bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisay Gantaallo Cusub Ra’iisulwasaaraha waddanka Japan Shizo Abe ayaa waxa uu sheegay in Kuuriyada waqooyi gantaallo ay tijaabisay ay ku dhaceen biyaha badda Japan. Gantaaladaan ay tijaabisay Kuuriyada waqooyi ayaa waxay gaarayaan afar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soon Iyo Roob Doon Dalka Ka Bilaabanaya Todobaadkan Maalinta Arbacada waxaa Soomaaliya ka bilaabanaya Soon la xiriira arrimaha abaaraha, sida waxaa sheegay guddoomiya culimada Soomaaliyeed Sh. Bashiir Axmed Salaad. Sheekh Axmed oo LA hadlayey radio Muqdisho waxaa uu…