1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumaha Ganacsi Ee Suuqa Islii, Nairobi Oo Maanta Xiran Wararka ka imaaanaya xaafaddda Soomaalida ku badan tahay ee Islii, Nairobi ayaa sheegaya in maanta oo Sabti ah aanu wax shaqo ah ka jirin, iyadoo ay xiran yihiin dhammaan dukaamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq-bixiyeyaasha Oo Ballan-qaaday In ay Lacag Ku Bixin Doonaan How-galka AMISOM Wadammada deeq-bixiyeyaasha ayaa ballan-qaaday in sys ii wadaan taageerada ay siinayaan ciidamada AMISOM si guul looga gaaro waxa ay ugu yeeraan la dagaalan-ka argigixisada. Ballamahan waxaa looga dhawaaqay khamiistii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IOM Oo Dalbatay 24.6 Milyan Oo Lagu Caawinayo Soomaaliya. Xafiiska socdaalka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay dalbadeen illaa 24.6 Milyan oo Dollar si loogu gargaaro abaaraha ka jira Soomaaliya. Warsaxaafadeed ay Jimcihii soo saareen xafiiska International Organization for…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Sameynaya Qorshe Lagu Mideynayo Howlgalkooda Soomaaliya, Mali, iyo Central African Republic., Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in Isniinta soo socota ay go’aamiyaan sidii lagu sameyn lahaa xarun guud oo lagu fuliyo tababarada howlgallada ka socda Mali, Soomaaliya iyo dalka loo yaqaano…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Dagaalsanaa Muddo 10 Sano Ah Oo Lagu Heshiisiiyey Mudug Kulan lagu heshiisiinayey Labo beel oo dirir dhexmartay ayaa ka dhacay deegaanka Af Barwaaqo ee bariga gobolka Mudug, waxaana kulankaasi ka qeybgalay wasiirro ka tirsan maamulka Galmudug, maamulka gobolka Mudug,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baardheere Oo Burburiyey Dhul Sharci Darro Loo Dhistey Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa bilaabay howlgalo burburin dhul si sharci daro ay u dhisteen dad shacab ah oo ku dhow Buundada Baardheere. Dhulka hadda la burburinayo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Baaq u Dirtey Dowladda Federaalka Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobollada dhexe ayaa ku baaqay in gurmad degdeg ah lala soo gaaro shacab Soomaaliyeed oo ku barakacay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Yuusuf Xasan Ciyo, guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Oo Saameysay Dadka Da’da Ah Dalka waxaa ka jira abaar baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada, iyadoo dadku ay u kala nugul yihiin saameynta abaarta. Waxaa jira dad da ah oo abaarta uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sudan Oo Loo Dhaariyey Ra’iisul Wasaare Cusub, 28 Sano Kadib Bakri Xasan oo ah madaxweyne ku xigeenka wadanka Sudan ayaa markii ugu horreysay waxaa loo dhaariyey inuu noqdo ra’iisulwasaaraha waddankaasi. Ra’iisul wasaaraha ayaa waxa uu u mahadceliyay madaxweyne Cumar Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Weerar Ku Qaadey Al-qaacidada Yemen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Maraykanka ayaa waxay sheegeen in Maraykanka uu weeraro cusub uu ka fuliyey waddanka Yeman, halkaas oo ay ku suganyihiin farac ka tirsan ururka Al-qaacida. Laga soo…