3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh. Maxamed Shaakir: Waxaan Xad La Leennahay Puntland Iyo Koonfur Galbeed, Galmudug Kuma Biireyno, Hubna Ma Wareeji Doonno. Hoggaamiyaha maamul-ka gobollada dhexe Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in maamulkiisa uu ka taliyo gobollada Mudug, Galgaduug iyo Hiiraan, isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Somaliland Oo Musaafuriyey Labo Qof Oo u Dhashay Denmark Maamulka Somaliland ayaa musaafuriyey Labo ruux oo u dhashay dalka Demark, kuwaasi oo la sheegay iney u gafeen Diinteenaa Islaamka ee Suuban. Wasiirka Qorsheynta Somaliland, Maxamed Ibraahim oo saxaafadda kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas “Nabadoon Xarago Cadaaladda Ayaa La Horgeyn” Madaxweynaha maamulkaa Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xarriga Boosaaso loogu geystay afahayeenka Nabadoonnada Bari, Nabadoon C/qaadir Xarago. Waxa uu sheegay madaxweynaha in cadaaladda la horgeyn doono Xarago,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo Gurmadka Dadka Ay Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda Federaalka iney u midoobaan u gurmashada shacabka abaarta ku hayso gobollada dalka. Waxa uu sheegay Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Ganacsato Ahayd Oo Lagu Diley Baydhabo Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ku dileen Haweeney la sheegay iney kamid ahayd ganacsatada magaaladaasi. Xaafad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Degmada Cadaado Oo Laga Shiray Xubno isugu jira garsoor iyo guddoomiyeyaal ka tirsan maxkamada gobolka Galgaduud ayaa kulan ay ku yeesheen degmada Cadaado waxay ka hadleen amniga guud ee degmadaasi. Waxay sheegeen xubnahan kulanka yeeshay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre: Qofkii Lagu Helo Musuq Tallaabo Sharci Ah Ayaa Laga Qaadi Doonaa Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta codka kalsoonida ka helay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka ayaa balanqaaday inuu la yimaado wax qabad dhab ah. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Cod Aqalabiyad Leh Ku Meelmariyey Ra’iisul Wasaare Kheyre Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyey Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta la horgeeyey xildhibaannada. Xildhibaannada maanta kulmay ayaa tiradooda waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Diyaarado dagaal oo illa iyo haatan aan la sheegin ayaa duqeyn ka geystay deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo, waxaana halkaasi ka dhashay Khasaare kala duwan. Korneel Cabaas Ibraahim Gurey,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Goorma Doorashada Madaxweynaha Galmudug? Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa isku diyaarinaya doorashada madaxweyne ee maamulkaasi kadib markii uu is casiley madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed. Guddoomiyaha guddiga doorashada ee maamulka Galmudug Maxamed Xasan…