1 daqiiqo Sheeko:Dalka 69 Qof Oo Shuban Biyood Ugu Dhimatay Aw-diinle illaa lixdan iyo sagaal(69) qof ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay degmada Aw-diinle oo ka tirsan gobolka Bay, waxaa kaloo la sheegayaa ilaa kontan(50) qof oo kale Isbitaallada la dhigay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Macalin Oo Lagu Afduubtay Xerada Dhadhaab Dabley hubeysan ayaa sadex(3) macalin ka afduubtay Hagadera oo ka tirsan Dhadhaab ee gobolka Garisa, waqooyi beri ee dalka Kenya. Macalmiinta Kenyaanka ah ee la afduubtay waxaa magacyadooda lagu sheegay Isaac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Dad Lagu Soo Qabtay How-gal Ciidan, Waxaa Ku Jira Dad Dil Geystay Howl-gal Ciidamada booliiska iyo kuwa ammaanka ay ka sameeyeen duleedka magaalada Baydhabo ee Koofur Galbeed ayaa dhowr qof oo lala xiriirinayo xarakada Al-shabaab lagu soo qabtay. Xasan Xuseen oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Xafiiska Kala Wareegay Ra’iisul Wasaare Hore Sharmaarke Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Booliiskii Gadoodka Ka Sameeyey B/weyne Oo Baaq u Direy Madaxweyne Farmaajo Ciidamada Booliiska ahayd ee maanta xirey qaar kamid ah waddooyinka magaalada Baladweyne ayaa faah faahin waxay ka bixiyeen sababta ay u gadoodeen, waxayna baaq u direen madaxweyne Farmaajo. Qaar kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday Canada Oo Gaarey Baydhabo Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay gaaray wafdi ballaaran oo ka socay dowladda Canada, kuwaasi oo la kulmay madaxda maamulka K/galbeed. Wafdigan ayaa ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Guri Ku Yaalla Degmada Wadajir Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab gelinkii hore ee maanta ka kacay guri ku yaalla xaafadda Buulo Xubey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dabkaan ayaa loo maleynayaa inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Booliiska Oo Ka Gadooday Mushaar La’aan Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamo Booliis ah oo ka gadooday mushaar la’aan ay xanibeen isku socodkii dadweynaha ee xaafadaha qaar.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq Ka Direy Abaarta Ka Jirta Guud Ahaan Dalka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlaamaanka maamulka Galmudug Maxamed Axmed Maalin ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney u gurmadaan dadka ay abaarta ku hayso gobollada dalka. Waxa uu sheegay in…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Dowladda Ingiriiska Oo Ka Qeyqaadaneysa Gurmadka Abaaraha Iyo Horumarinta Soomaaliya Madaxa waaxda horumarinta caalamiga dalka Britten ee Soomaaliya Phil Evans oo wareysi gaar ah siiyey Goobjog News, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo sidoo kale…