1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Saakay Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay oo Arbaco ah waxay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa ugu muhiimsan ee magaalada. Waxaa la arkayaa ciidamo taagan isgoysyada qaar ee magaalada,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Iyo Shiinaha Oo Mar Kale Kasoo Horjeestay In Cuno Qabeyn La Saaro Syria Dowladaha Ruushka iyo Shiinaha ayaa waxay u codeeyeen masahruuc ka dhan ah go’aanka Qaramada Midoobay oo ah in cuno qabateyn kale la saaro dowladda Syria taasi oo loo sababaynaayo inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Sheegay Inuu La Shaqeyn Doono Dowladaha Xulufada La Ah Maraykanka Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo khudbad ka horjeediyay golaha Koongareyska ayaa balan qaaday inuu la shaqeyn doono dowladaha Maraykanka uu xulafada la yahay gaar ahaan kuwa islaamka si looga taqaluso…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood: Xildhibaanno, Aqoon-yahan Iyo Shacab Ku Talinaya In La Dhiso Xukuumad Tiro Yar Oo Aan Xildhibaanno ku Jirin. Soomaaliya 16-kii sano ee la soo dhaafay waxaa soo maray 9 ra’isul wasaare, Cali Khalif, waxaa uu dhisay xukuumad ka kooban 29 wasaarad, Xasan Abshir 31 wasaarad, Maxamed Cabdi Yusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ku Dhawaaqay In Dalka Ka Jirto Musiiibo Qaran Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta shir-ka heerka sare ee abaaraha ka sheegay in dalka uu ka jiro “ Musiibo Qaran” oo banii’aadamnimo iyo dhibaato heysato dadka ay saameeyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Hanti Ka Badan Afar Milyan Oo Dollar Oo Ku Gubatay Suuqa Khaliifa Ee Bakaara Goobjoog News ayaa maanta tirakoob khasaare hantiyeed u taghay mid ka mid ah suuqyada gubtay ee Bakaaro. Suuq yaraha Khaliifa waxaa uu ka mid yahay goobaha gubtay, waxaa ku dhex-yaallay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay La-taliyahiisa Dhanka Arrimaha Bulshada Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa la-taliyahiisa dhanka arrimaha bulshada u magacaabay qof dumar ah. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa xilkaan loogu magacaabay Marwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Furay Shir Heer Sare Ah Oo Looga Hadlayo Abaaraha Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow waxa uu magaalada Muqdisho ka furay shir heer sare ah oo looga hadlayo abaaraha dalka ka jira. Shirkan uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Puntland Uma Baahna Buuq Iyo Xasarad” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xiisado maalmahan dambe ka jirey deegaanno ka tirsan maamulkaasi, gaar ahaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad “Haloo Gurmado Dadkii Ku Hanti Beelay Dabkii Kakacay Suuqa Bakaaraha” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay shacabka iney gacan siiyaan ganacsatadii shalay ku hanti beelay dabkii shalay ka kacay…