2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ka Jirta Gobolka Mudug Oo Kasii Dartay Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan iney aad uga sii dartay xaaladda abaareed ee ka jirta deegaanno kamid ah gobolkaasi. Deegaanka Xero Dhagxley ee gobolka Mudug ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Iyo Shacabka Degmada Xudur Oo Ka Shirey Dib u Furista Waddooyinka Ay Xireen Al-shabaab Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed, maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool iyo sidoo kale shacabka degmadaasi ayaa yeeshay kulan looga hadlayey sidii xayiraadda looga qaadi lahaa qaar kamid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaanno Sheegay Iney Dooran Doonaan Madaxweyne Isbedal Keeni Kara Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa bilaabay isku diyaarinta doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi, kadib markii uu is casilay madaxweynihii hore ee maamulkaasi C/kariin Xuseen Guuleed. Xildhibaan Salaad Axmed Caynte, waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In La Maxkamadeynayo Nabadoon Xarago Taliska ciidanka Booliiska ee maamulka Puntland ayaa sheegay in maxkamad la saari doono nabadoon C/qaadir Xarago oo ah afhayeenka Isimada Puntland, kaasi oo Todobaadkan lagu xirey magaalada Boosaaso. Taliyaha ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, saakay oo Talaado ah ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ay howlgallo ballaaran ka wadaan magaaladaasi. Howlgalladan ayaa ah kuwo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo Kordhinaya Miisaaniyadda Wasaaradda Difaaca Maraykanka Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ballan qaaday inuu kor dhinayo miisaaniyadda wasaaradda difaaca ee Maraykanka, waxa uuna doonayaa inuu ku daro 10% sida laga soo xigtay mas’uuliyiin ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintey Duqeymo Ka Dhacay Syria Duqeymo uu Ruushka ka geystay magaalada Idlib ee waddanka Syria ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya 20 qof sidoo kalane waxaa ku dhaawacantay tiro kale. Mas’uul ka hadlay duqeymaha uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Furaya Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta war saxaafadeed uu soo saaray Ku sheegay in arbacada soo socota uu madaxweyne Farmaajo furi doono kalfadhiga 1aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Dibadbax Ka Dhigay Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari Boqolaal shacab ah ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay dibadbax ballaaran ka dhigeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo ay ku dalbanayeen in lasii daayo nabadoon C/qaadir…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 24 Sano Black Hawk Down Kadib, Mareykanka Oo Ciidamo U Soo Diraya Soomaaliya Waaxda difaaca Mareykanka ee loo yaqaano Pentagon ayaa sheegaya in ay doonayaan in ay kordhiyaan la dagaalinka ururada xiriirka la leh Al-qaacida ee ka howlgala Soomaaliya sidaasi waxaa warbaahinta Mareykanka…