2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Abaarta Ku Hayso Deegaannada K/galbeed Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka hadlay abaaraha iyo cudurka shuban biyoodka ee ka jira deegaannada maamulkiisa ka arrimiyo ayaa sheegay in xaaladda dadka shacabka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Cadaado Oo Gacanta Ku Dhigey Haweeney Gowracday Gabar 7-sano Jir Ah Taliska ciidamada Booliiska degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigey haweeney la sheegay iney gowracday gabar 7-sano jir ah. Taliyaha saldhigga Booliiska degmada Cadaado Gaashaanle Xuseen Cumar Muumin…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaraar-ka Golaha Shacbaka Ee Ku Saabsan Gurmadka Deg-deg Ah Ee Abaaraha Golaha shacabka ayaa ku jira dooodda qaraar ku saabsan gurmadka deg-degga ah ee abaaraha, arrintaas oo timid kadib markii dalka meel walba ay saameysay abaarta. Warbixintan Waxaa ay ku bilaabatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Dib u Habeynta Garoonka Baydhabo La Kaashaneysa Dowladda Talyaaniga Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka ee maamulka K/galbeed, C/laahi Aadan Black ayaa sheegay in dowladda Talyaaniga ay ka caawineyso maamulkooda dhismaha iyo qalabeynta Garonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo. Wasiirka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud Ee QM Oo Kusoo Wajahan Muqdisho Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo. Guterres oo xilkaan qabtay 1-dii January 2017…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Nigeria Oo Uga Digtay Muwaadiniinteeda Inay u Safraan Maraykanka Dowladda Nigeria ayaa waxay uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan Maraykanka, ka dib markii loo diiday muwaadiniin badan oo u dhashay Nigeria oo wata Fiisaha dal ku galka inay galaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Lagu Dilay Qeybo Ka Mid Ah Muqdishu Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu dilay dad rayid ah. Nuur Cali Isaq oo horay uga tirsanaa ciidanka Soomaaliyeed ayaa lagu dhexdilay gurigiisa oo Ku yaallo Xamar Jajab. Shamso Xaaji oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Maamulka Gobolka Banaadir Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan Jimcaale , Haween iyo Xildhibaanada Haweenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Dowladda Oo Qof Shacab Ah Ku Diley Magaalada Muqdisho Askari ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in uu qof shacab ah ku diley Laami yaraha Zoobe, dhanka degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Goob jooge ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed Oo Sheegay Iney Isku Soo Dhiibeen Rag Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in magaalada Baydhabo ay iska soo dhiibeen rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab, gaar ahaan kuwooda ku sugan gobolka Baay. Saraakiil u hadashay ciidamada K/galbeed ayaa si…