2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadoodka Ciidamadii Puntland Oo La Xalliyay Waxaa xal laga gaaray gadoodka ciidamada Puntland, gaar ahaan ciidankii qabsaday Koontaroolka Koonfureed ee magaalada Garoowe Xarunta gobolka Nugaal. Wax ka qabashada arrintaan waxaa muddo dhowr cisho ah ku howlanaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Ruux Oo Cudurka Jadeecada Ugu Geeriyootay Gobolka Sool Ugu yaraan 5 carruur ah ayaa xanuunka jadeecada ugu geeriyootay deegaanno kala duwan oo hoos yimaada degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Labo kamid ah carruurtaasi ayaa ahaa walaalo, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Baaq u Diray Shacabka Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in maalintaTalaadada ah ee soo socota ay tahay Maalinta Alle-bariga iyo Roob-doonta. Madaxweynaha ayaa baaqan jeediyay keddib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: 50 Qof Oo Dhimatay Kadib Guryo Kusoo Dumay Dalka Itoobiya, ugu yaraan waxaa ku dhimatay 50 qof, waxaana la la’yahay Tobaneeyo kale kadib markii ay soo dumeen dhismooyin waaweyn oo ku yaalla caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa. Dhismahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 34 Ruux Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Dalka Haiti Madaxda waddanka Haiti ayaa waxay sheegeen in shil gaari uu ka dhacay waqooyiga dalka Haiti, waxaana ku dhintay dad gaaraya 34 qof, halka ay ku dhaawacmeen 17 kale. Gaariga shilka galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Barnaamijka Is Dhexgalka Bulshada Oo Lagu Qabtay Qoryooley Gudoomiyaha gobolka shabellaha hoose ayaa degmada qoryoolay ka furay baraamij is dhaxgalka bulshadda ah kaas oo la isugu soo dhawaynayo bulshadda G/Shabellaha Dhexe. Barnaamijka Bulsha Bille ee lagu qabtay degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaannada Khilaafka Ka Dhaxeeya Oo La Xalinayo Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir oo maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug, ayaa sheegay iney dib u bilaabayaan howlihii shaqo ee baarlamaanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka G/banaadir: Baaritaan Ayaan Ku Wadnaa Qaraxii Lagu Dhaawacay Wariye Karasaay Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay iney baarayaan ciddii ka dambeysay qaraxii maanta uu ku dhaawacmay C/xamiid Karasaay oo ka tirsan wariyeyaasha Tv-ga Universal. Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir, C/fitaax Cumar Xalane…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Iyo Arrimaha Dibadda: Sidey Tahay In Dowladda Ku Wajahdo Dunida Inteeda Kale? Iyada oo laga amba-qaadayo sida uu madaxweyne Maxamed Cabdullahi Faraamo ka damacsan yahay siyaasadda cusub ee Soomaaliya ku wajihi doonto arrimaha dibadda, khudbadihiisana uu ku sheegay marar badan, lana xusuusanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhacay Magaalada Bebera Wararka naga soo gaaraya magaalada Berbera ee gobolka Waqooyi Galbeed ayaa waxay sheegayana in halkaasi maanta dibadbax ballaaran ay ka dhigeen Boqolaal kamid ah shaqaalaha dekadda magaaladaasi. Shaqalahan oo u…