2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madax Iyo Shacab Muqdisho Ku Oogay Salaad Roob Doon Ah Boqolaal ruux oo isugu jira rag iyo dumar ayaa maanta oo Talaado ah waxay isugu yimaadeen barxadda hore ee Masjidka Isbahaysiga Islaamka, halkaasi oo lagu oogayey salad roob doon ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Roob Doon Ah Oo Laga Oogay Muqdisho Goor dhow waxaa masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho laga oogey salad roob doon ah, iyadoo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo sidoo kale culimo Soomaaliyeed ay ka qeybgaleen tukashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Soomaali Ku Dhibban Yemen Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen ayaa xilligaan waxay sheegeen iney lasoo deristay xaalad adag oo dhanka nolosha ah, iyaga oo baaq u direy dowladda Federaalka Soomaaliya. Soomaalidan qaxootiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciise Hayatou Oo La Soo Taagayo Maxkamad Qaahira Ku Taallo Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Masar ayaa sheegay in maxkamad la soo taago madaxa ururka kubadda cagta ee qaaradda Afrika oo loo yaqaano Caf Ciisa Xayaato iyo xoghaya guud ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ku Baaqay In La Bixiyo Mushaarka Ciidamada Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood, ayaa ku baaqay in dowladda Federaalka ay bixiso mushaarka ciidamada, gaar ahaan kuwa xoogga dalka oo dhowaan qaarkood dibadbax ka dhigay Muqdisho. Waxay dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya Koox dhallinyaro Soomaali ah, laguna sheegay iney yihiin burcad badeed ayaa qafaashay markab weyn oo ganacsi, kaasi oo ku safrayey calanka dalka Imaaraadka Carabta. Saraakiil dhanka ammaanka ah ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Gaarey Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose, waxaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay gaaray qoysas badan oo kasoo barakacay abaaraha dalka ka jira, gaar ahaan gobolka Jubada Hoose. Qoysaskan oo tiradoodu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Hirgelinaya Meello Lagu Keydiyo Biyaha Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney hirgelin doonaan meello lagu keydiyo biyaha si loo yareeyo khatarta ka dhalata biyo la’aanta. Madaxweynaha maamulkaasi Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in maamulkiisa uu wado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shacabka Oo Maanta Isugu Soo Bixi Doona Roob Doon Maanta oo Talaado ah ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka uu ka dhacdo isku soo bax roob doon ah, maadaama dalka ay ka jirto abaar saameysay dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Cambaareysay Qaraxyo Shalay Ka Dhacay Muqdisho Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa si kulul u cambaareeyey Labo qarax oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo geystay khasaare kala…