1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Geelle Oo Amaanay Xiriirka Dalkiisa La Leeyahay Itoobiya Madaxweynaha dalka Jibuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu ku tilmaamay xiriirka uu waddankiisa uu laleeyay Itoobiya inuu yahay mid soo jireen ah oo qoto dheer, isagoo tilmaamay in iskaashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wargeys Yemeni Ah: Diyaaradaha Sacduudiga Oo Duqeyn Ku Dilay 31 Soomaali Ah Oo Doonni Saarnaa Duqeyn ka dhacday galbeedka xeebaha Yemen ayaa lagu dilay 31 Soomaali ah, weerarkan waxaa fuliyay diyaaradaha Sucuudiga, sidaa waxaa qoray bog Yemeni ah. Dadka ku geeriyooday duqeynta diyaaradaha Sacuudiga waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Baaq u Direy Dadka Ku Sugan Gobollada Dalka Guddiga gurmadka qaran ee abaaraha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan gobollada ay ka taliyaan maamul goboleedyada ineysan deegaannadooda ka tigin, islamarkaana meeshooda gurmad loogu sameynayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiral Faarax Qare: Wax Halaga Qabto Kalluumeysiga Sharci Daradda Ah Taliyahii hore ee ciidanka badda Soomaaliya Adimral Faarax Qare ayaa ugu baaqay dowladda Soomaliya iney wax ka qabato kalluumeysiga sharci daradda ah, si aaney usoo laaban kooxaha burcad badeedda Soomaalida.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabkii Lagu Qafaashay Xeebaha Puntland Oo Lasii Daayay Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in raggii qafaashay markab shidaal oo kusoo wajahnaa magaalada Muqdisho ay fasaxeen markabkaasi. Raggan ayaa la sheegayaa in xalay saqdii dhexe ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaa uu shacabka ka qaadey ballamo badan, waxaaa qaarkood ay aheyd in mar hore wax laga qabto, laakin dib dhac ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi: Ciidamada Puntland Iyo Burcad Badeed Isku Hor-fadhiya Caluula Iyo Odoyaasha Oo Xal Raadinaya Guddoomiyaha gobolka Gardafuu ee Puntland Shire Nuur Cusmaan ayaa Goobjoog News uga warramay sida ay tahay xaaladda degmada kadib dagaal dhex maray ciidamada puntland iyo burcad badeedka “ Markabkii degmada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi Gaar Ah: Boris Jonhso Oo Goobjoog News Uga Warramay Kulanka Farmaajo, Abaaraha, Shirka London Iyo Bixitaanka AMISOM Wasiirka arrimaha dibadda Ingiriiska Boris Jonhso ayaa arbacadii booqasho lama filaan ku yimid Soomaaliya, kulan uu la qaatay madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, mas’uuliyiin ay ku jiraan madaxweynayaasha maamul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed: Xildhibaanno Mooshin Ka Keenay Madaxweyne Shariif Xasan Kulan ay iskugu yimaadeen Xildhibaanno ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, waxay uga hadleen mooshin ay ka wadaan madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan, iyagoo ka dalbaday guddoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos U Dhac ballaaran Oo Laga Dareemayo Suuqa Xoolaha Magaalada Kismaayo Waxaa maalmihii ugu dambeeyay hoos u dhac ballaaran laga dareemayay suuqa xoolaha ee magaalada Kismaayo iyada oo loo sababaynaayo abaaraha ku dhuftay qeybo badan oo ka tirsan waddanka, kuwaas oo…