1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Guddoomiye Maxkamadeed Oo Is Casilay Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, waxay sheegayaan inuu is casilay guddoomiyahii maxkamadda magaaladaasi Sheekh Xasan Macallin Aadan. Warar laga helayo ilo isaga ku dhow waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Qoysas Gurmad Dalbaday, Abaarta Darteed Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan deegaanno kamid ah gobolka Galgaduud ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ay hayso, kadib markii ay ka dartay abaarta ka jirta gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ka Hadlay Soomaalidii Lagu Laayay Badda Yemen Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka murugooday dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee xeebaha dalka Yemen, Ra’iisal Wasaaraha ayaa tacsi u diray qoysaska iyo qaraabada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Baay Taliyaha Ciidanka Boliiska Maamulka koofur Galbeed ayaa ka hadlayay dagaal ay kula galeen Xarakada Al-shabab inta u dhexeysa demooyinka Baydhabo iyo Qansax dheer ee koonfur galbeed. Mas’uuliyiin ka trisan maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta Oo Soo Booqday Ciidanka Ka Jooga Soomaaliya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo booqasho kedis ah sabtidii ku yimid xerada Dhoobley ee ciidamada Kenyaanka ku leeyihiin halkaasi ayaa waxaa uu sheegay in militariga Kenya ay nolol badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Eedeysay South Sudan Guddi khubaro ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa waxa uu dowladda koofurta Sudan ku eedeeyay in kharashaad badan ay ku bixisay dhinacyo ay ka mid yihiin milatariga, xilli ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Mowsil, Ciraaq In ka badan Tobaneeyo qof oo ay ka mid yihiin dhinacyadii dagaalamay iyo dad shacab ah ayaa ku dhintay dagaal ka dhacay magaalda qadiimiga ah Mowsil, kaasi oo u dhaxeeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Golaha Shacabka Oo Lagu Eedeeyay Ku Takri Fal Awoodeed, Faragelinta Laanta Fulinta Iyo Baajin Kulamo Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si cad guddoonka golahaasi ugu eedeeyay qodobo ay ku jiraan ku takri fal awoodeed, faragelinta laanta fulinta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hadliye: Isbaheysi Aan Ku Jirno Ayaa Mas’uul Ka Ah Qaxootigii Soomaalida Ahaa Ee La Dilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane C/salaam Cumar Hadliye ayaa sheegay in mas’uuliyadda Soomaalidii lagu dilay doonida ay qaadanayaa isbaheysiga la dagaallama Xuutiyiinta ee ay Soomaalida ku jirto. Hadliye oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim: Magadhow Halaga Qaado Diyaaradihii Dadka Soomaaliyeed Ku Duqeeyey Yemen Aqoonyahan Maxamed Caalim oo ka faalooda arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in laga rabo dowladaha fuliyey weerarkii dhowaan lagu diley muwaadiniin Soomaaliyeed, kaasi oo ka dhacay biyaha Yemen iney bixiyaan magdhow,…