1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraynka Oo Aaladaha Qaar Ka Mamnuucay In Lala Raaco Diyaaradaha Dowladda Maraykanka ayaa waxay ka mamnuucday dadka musaafiriint ah ee ka imaanaya 8 dowladood oo ku yaallo bariga dhexe iyo waqooyiga qaaradda Africa inay diyaaradaha ay la raacaan qalabka Tiknoloojiyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Waxaan Haynaa Gaari Qaraxyo Saarnaa Iyo Shaqsigii Farsameyn Lahaa Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobollada dhexe ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo shaqsi ay sheegeen inuu ahaa farsamo yaqaan qaraxyada ah. C/nuur Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Galmudug Oo Kan Puntland Ku Wareejiyey Maxaabiis Iyo Gaari Lasoo Dhacay Ciidamada Booliiska ee maamulka Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka sameeyay howlgal ay ku baadigoobayeen dad falalka amni darrada ah inta badan ka geysta gudaha magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Carabta Oo Iska Fogeeyay Soomaalidii Lagu Dilay Xeebaha Yemen Sida ay qortay wakaaladda wararka imaaraadka ee (WAM), dalka Imaaraadka Carabta waxaa uu iska fogeeyey in ay bartilmaameedsandeen doonnida jimcihii dadka lagu dilay ee xeebaha Yemen. Warbixintan waxaa ay sheegeysaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Garbahaareey Illaa Galkacyo, 855 Qof Oo Isbitaallada La jiifa Shuban Biyood Abaarta iyo biyo la’aanta dalka ka jira, waxaa ay keentay in dad badan uu soo rito cudurka shuban biyoodka kaas oo hadda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, magaalooyin ka tirsan gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Ciidamada Ammaanka Oo Howlgallo Dad Kusoo Qabtay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay howlgallo amniga lagu sugayey ka sameeyeen degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Ciidamada ayaa howlgalkaan waxay ka sameeyeen xaafadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Iyo Imaaraadka Oo Si Rasmi Ah u Saxiixay Heshiiskii Berbera Maamulka Somaliland iyo dowladda Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Abu Dubai waxay si rasmi ah ugu kala saxiixdeen heshiiskii bebera ee muranka badan dhaliyey. Heshiiskan oo ka kooban Lix qodob ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK Oo Dul-saar Bixin Doonta Lacag Ay Dadkeeda Ku Dhiibaan Abaarta Soomaaliya Dowladda UK ayaa dadkeeda ku dhiirigelisay in ay lacagta ku bixiyaan hey’adda musiibooyinka ee “Disasters Emergency Committee” ee bariga Afrika, si loo taageero dadka dhibaateysan, Uk waxaa ay Geni ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii La Dagaalanka Burcad Badeedda Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii la dagaalanka Burcad Badeedda ee maamulkaasi, C/risaaq Maxamed Dirir (Duceysane) Gaas ayaa wareegtada xil ka qaadistan ku sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Geelle: Doorashada Galmudug Waxay Dhacaysaa 28-ka Bishan Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo kamid ah guddi xildhibaanno ah oo baarlamaanka Galmudug u xil saaray qaban qaabada doorashada madaxweynaha ayaa sheegay in 28-ka bishan ay si kama dambeys ah…