2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog: Dhimasho iyo Khasaare Kale oo Ka Dhashay Dufaan Ka Kacday Puntland Warar ayaa laga helayaa roobab dabeylo wata oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ayey gobolka Bari ee dowlad goboleedka, Puntland, waxaana lasoo warinayaa inuu jiro khasaare kala duwan oo roobabkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharraxiinta oo Galay Maalintii Seddexaad iyo War-murtiyeed Laga Sugayo Shirka wadatashiga musharaxiinta madaxweynaha dalka ayaa galay maalintii seddexaad, kaas oo muqdisho ka socday labadii maalin ee la soo dhaafay, waxaana inta badan looga hadlayey doorashooyinka heer federaal ee soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharaxiinta oo Maanta Muqdisho Ka Furmaya Waxaa maanta lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wadatashiga qaar kamid ah Musharaxiita madaxweyne ee dalka, kuwaas oo maalmihii tagay ilaa shalay soo gaaray magaalada caasimadda ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiin Madaxweyne oo Muqdisho Yimid iyo Berri Shir u Furmaya Waxaa maanta Muqdisho soo gaaray tiro murashaxiin ah oo u tartamaya jagada Madaxweyne 60 cisho kadib. Murashaxiinta waxaa ka mid ahaa Daahir Geelle, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Cabdiqaadir Cosoble iyo rag kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Galmudug oo Soo Gaaray Muqdisho Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo siweyn loogu soo dhoweeyey caasimadda. Waxaa soo dhweyntiisa ka qeyb qaatay mas’uuliyiin iyo xidhibaanno uuka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Soomaaliya oo Ka Warbixiyey Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay Waxaa faahfaahin laga helayaa qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday maqaayad ku taallo degmada Xamar jababa, gaar ahaan meel u dhow School Plusia, kadib markii uu ku qarxay ruux soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye oo Walaac Ka Muujiyey Ayax Ku Degay Degmada iyo Nawaaxigeeda Guddoomiyaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose Aweys C/llaahi Cumar Aweys Buulaloow, oo ka hadlay Ayax ku habsaday goboka, kaas oo hadda soo gaaray qeybo ka mid ah degmada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2021-ka Shirka Todobaad laha ah ee Golaha Wasiirada Puntland oo caawa qabsoomay uuna shir Guddoominayay Madaxwayne Ku xigeenka Puntland ahna Ku-simaha Madaxwaynaha mudane Axmed Cismaan Cilmi Karaash. Kulanka ayaa lagu meel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guul Weyn oo Laga Gaaray Tijaabada Tallaalka COVID-19 Shirkadda dawooyinka Pfizer ayaa sheegtay in tallaal loogu hortago cudurka COVID-19 oo ay ka shaqeyneysay uu wax ku ool yahay 90%, sida lagu ogaaday natiijada tijaabo horudhac ah. Khubarada caafimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wajiga Koowaad Ee Dekadda Hobyo oo Biloday Magaalo xeebeedka hobyo ayaa waxaa ka socda dadaalo ladoonayo in lagu dhiso dakada magaalada hobyo oo ay wadaan madaxda maamulka galmudug iyo qaybaha bulshada magaalada iyo Ganacsatada kasoo jeeda Galmudug.…