1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siciid Deni oo Gaaray Baydhabo+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wafdiga madaxweyne Deni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Deni iyo Xildhibaannada Labada Gole Ku Mala Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta kulan gaar la qaatay xildhibaannada labada gole ee maamulkaas ku matalo dowladda federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa inta badan waxaa aad looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug oo maanta hortagaya Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta oo Talaada ah hortagaya Golaha aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku war-geliyay Senatorada in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ku Dhawaaqay inuu Yahay Murrashax Madaxweyne Raisulwasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga waxa uu ku shaaciyay inuu yahay murrashax u taagan qabashada madaxweynaha dalka sanadda 2020-2021. Kheyre ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madaxda Dowladda iyo Maamul Goboleedyada oo Maanta Furmaya Shirka u dhaxeeyo dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah uu ka furmo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo dhammaan wufuuddu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyey Muqdisho Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wefdi ballaaran oo ka kooban labadda gole ee DGM, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo siweyn loogu soo dhweeyey. Xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoorqoor oo Madaxda Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka 4-aad ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qooroor ayaa Baydhabo shir kula leh madaxda Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle isaga oo isla markaasna ku qanciyey ka qeybgalka shirka 4-aad ee doorashada, kaas oo Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Tigrayga: 2.7 Milyan oo Ka Codeynaya Doorasho Aanu Raalli Ka Aheyn Abiy Axmed Guddiga doorashada ee gobolka waqooyiga Itoobiya ee Tigrayga ayaa maanta u dhaqaaqaya doorasho deegaanka ka dhacdo. “Codbixinta waxaa ay u dhaceysaa sidii loogu talogalay, mana fileyno in dowladda dhexe ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare oo Gaaray Baydhabo iyo Shir Ka Furmaya Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi ballaaran uu hogaaminaayey ayaa galabta gaaray magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo halkaas lagu soo dhoweeyey. Madaxweyne Laftagareen iyo labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada iyo Beelaha Guddiga Madaxa bannaan ee La dagaalanka Musuqmaasuqa Golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah ayaa isniintii meelmariyey guddiga ladagaalanka musuqmuuqa oo ka kooban ilaa 9 xubin oo ay soo xuleen. Xubnahan ayaa loo qeybiyey beelaha Soomaaliyeed, laguna qeybsaday…