Xog: Goobjoog oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland 5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Akhriso: Tirada Rasmiha ah Ee Barakacayaasha ama Qaxootiga ah ee Soomaaliya Mushkiladda barakaca ama in qaxooti la noqdo waa astaan ka mid ah kuwa lagu yaqaannay Soomaaliya 30-kii sano ee la soo dhaafay. Maanta, sida ay sheegayaan hey’adaha dowladda federaalka ah…
2 daqiiqo Madaxweyne Qoorqoor: Dekadda Hobyo Waxaa La Dhisayaa Dabayaaqada 2020-ka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka qeyb galayey munaasabadda daahfurka dekadda magaalada Hobyo, ayaa sheegay in dhismaheeda la bilaabayo dabayaaqada sanadkaan 2020-ka. Madaxweynaha ayaa xusay in dekadda…
5 daqiiqo Xogta Daahsoon ee Diyaaraddii Lagu Soo Riday Bardaale 45 maalin ayaa laga joogaa diyaaddii ku dhacday Bardaale, tan iyo xilligaas ma jirin cid sheegatay masuuliyadda shilkaas inay, lama oga natiijadii baaris ay sameeyeen guddiga saddex geesoodka ahaa iyo…
1 daqiiqo Muuqaal:-Soomaaliya iyo Somaliland: Heshiis Cusub, oo Hore oo Lagu Gaaray Djibouti Shirkii wada-hadalada ee Soomaaliya iyo Somaliland uga socday Jabuuti ayaa xalay labada dhinac waxay gaareen heshiis cusub, oo hore. Halkan Ka Aqriso Heshiiska Jabuuti Ku Dhexmaray Soomaaliya Iyo Somaliland https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/soomaaliya-iyo-somaliland-heshiis-cusub-oo-hore-oo-lagu-gaaray-djibouti/…
1 daqiiqo Muuqaal:-Afhayeenka Booliska “ Ciidanka Booliska waxa ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab ” Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Saciid Doodishe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab Halkan Ka Daawo Afyeenka Ciidanka Booliska Oo…
1 daqiiqo Muuqaal:-Hay’adaha U Dooda Xuquuqda Haweenka Ayaa Golaha Shacabka Ka Dalbaday Meelmarinta Hindise-sharciyeedka Jinsiga Hay’adaha u dooda Xuquuqda Haweenka oo si wadajir ah ugu baaqay in la cadeeyo doorka haweenka ee siyaasadda iyo meel marinta sharciga Jinsiga. Halkan Ka Aqriso Ururada Haweenka Oo Baarlamaanka…
1 daqiiqo Muuqaal:-Maxay Tahay Sababta Dastuurka Ay Ugu Dhaqmi La Yihiin Madaxda Dowladda Fedraalka Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Waxaa Shraxaad Ka Bixinaya Dr.Xasan Sheekh Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu rabo in uu ummadda sharaxaad dheeri…
1 daqiiqo Muqdisho: Askari Qof Rayid Ah u Dilay Sigaar Dartii Askari lagu sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada deegaanka ayaa waxaa uu goordhow nin odey ah ku dilay isgoyska Ceel Gaab, sababtuna waa sigaar. Marxuumka maanta la dilay ayaa miis yar…
1 daqiiqo Midowga Yurub oo Taageeray Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga…