1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Degmada Caabudwaaq? Deganaansho aan cago badan ku taagneyn ayaa saakay laga soo sheegayaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kadib dagaal beeleed shalay ka dhacay degmadaasi. Waxgaradka dhinacyadii ku dagaallamay degmadaasi ayaa wada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Gaajo Ugu La’anaya Waqooyi Beri Nigeria Ururka dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ayaa waxa uu sheegayaa in kumanaan caruur ah oo ku sugan dalka Nageria ay u geeriyooden macluul iyo cudurro gaar ahaan gobolada ay heysteen ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Lagu Doortay Hirshabeelle Maanta waxaa markii ugu horeysay ay doorashada aqalka hoose ka dhacday maamulka Hirshabeelle, ilaa 7 Xildhibaan ayaa lagu doortay Jowhar. Xildhibaannada la doortay waxaa ay xulafo soke la yihiin madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Lagu Doortay Galmudug Waxaa maanta magaalada Cadaado lagu doortay ilaa 8 Xildhibaan, ilaa 36 Xildhibaan ayaa lagu wadaa in lagu doorto Cadaado, ilaa iyo hadda waxaa la doortay 13 Xildhibaan. Halkan ka akhriso…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Hadlay Abaar Ka Jirta Gobolkaasi Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay abaar saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada oo ku dhuftey deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Guddoomiye Gobolkaasi Cali Jeyte oo la hadlay warbaahinta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Laga Dareemayo Qiimaha Kalluunka Ee Suuqyada Muqdisho Sare u kac ayaa xilligaan laga dareemayaa qiimaha la kala siisto Kalluunka Suuqayada Muqdisho, kadib markii la sheegay in badda ay ka jiraan dabaylo saameeyey Kalluumeysatii badda kasoo jillaabanayey. Mustaf…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Baaq u Dirtey Ahlu-sunna Waljameeca Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaaliyeed ee NUSOJ ayaa wax laga xumaado in Ahlu-sunna Waljameeca ay hawada ka saarto Idaacadda Galgaduud xarunteeda degmada Guriceel. Xoghayaha ururkaasi Maxamed Ibraahim Macalimuu oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Billowday Caabudwaaq War hadda ka imaanaya magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu ka socda dagaal beeleed. Dagaal beeleedka oo u dhaxeeya malleeshiyooyin hubeysan ayaa Goobjoog News loogu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xal Loo Raadinayo Khilaaf Ka Dhashay Doorahooyinkii Ka Dhacay Baydhabo Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer federaal ayaa sheegay in dedaal ay u geli doonaan xal ka gaarista khilaafka ka dhashay doorashada aqalka hoose ee ka socota Magaaladda Baydhabo. Gudoomiyaha Guddigaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan: Wey Socdaan Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in deegaannada uu ka arrimiyo maamulkiisa ay ka socdaan dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab, islamarkaana lasii xoojin doono. Waxa…