1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xalinta Colaadda Gaalkacyo Oo Maanta Kulmaya Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kulan ku yeeshaan guddiga isku dhafka ah ee loogu talogalay iney xalliyaan colaadda magaaladaasi. Wararka waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Toyeeglow Ee Bakool Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Ku Talla Mareykanka Oo Xukun Ku Riddey Dhallinyaro Kale Oo Soomaaliyeed Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa dhallinyaro kale oo Soomaaliyeed waxa ay ku riddey xakunno kala duwan, kadib markii dhallinyaradaasi lagu eedeeyey iney ku biiri rabeen kooxda Daacish. Dhallinyaradan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Iscasilay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Galmudug Cawil Cabdullaahi Jaamac Ayaa Iscasilay Wasiir ku xigeenka oo saxaafadda hadal kooban sheegay ayaa ka hadlay sababta keentay inuu iska casilo xilkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka, Galmudug, Puntland, Iyo QM Oo Ku Shirsan Gaalkacyo Kulan ayaa hadda ka soconaya magaalada Gaalkacyo kaasoo ay wada leeyihiin madaxweynayaasha maamullada Galmudug, Puntland, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, guddiga nabadda iyo wakiilka Qaramada Madoobe ee Soomaaliya Danjire Keating.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Air Djibuti Oo Ka Shaqo Bilowday Muqdishu Shirkadda Duulimaadka hawada ee Air Djibuuti ayaa maanta duulimaadkii ugu horreeyey ka bilowada magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyadoo si rasmi ah hada ka dib isaga kala gooshi doonto Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Qeybdiid Iyo Danjire Keating Oo Gaalkacyo Gaaray Wararka hadda naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhow gaaray Sanator Cabdi Qeybdiid iyo wakiilka Qaramada Madoobe ee Soomaaliya Danjire Micheal Keating. Jeneraal Cabdi Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Dhismaha Wasaaradda Dib U Dejinta Oo La Dhagax Dhigey Munaasabad lagu dhagax dhigayay dhismaha wasaaradda dib u dejinta iyo barakacayaasha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dhagax dhigga dhismaha wasaaradda waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo iskaabaya ayaa maanta la wareegay degaanka Miirtuugo oo ay degganaayeen Alshabaab. Sida ay sheegayaan dadka degaanka ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa degaankaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjire Keating Oo Ku Wajahan Magaalada Gaalkacyo Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo maanta ayaa lagu wadaa in magaaladaasi ay gaaraan wafdi ka socda beesha caalamka. Wararka la helayo ayaa sheegaya in wafdigani uu…