2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cali Xaaji: “Abaaro Xooggan Baa Ka Jira Dalka Soomaaliya” Musharrax Madaxweyne DR. Cali Xaaji Warsame oo ka hadlayay munaasabad lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa soo hadal qaaday abaaraha xilligani adag ku heysta gobollada Soomaaliya kumanaan qoysas ah iyo duunyadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Raage: Maqaamka Muqdisho In La Caddeeyo Waa Qasab Senator Maxamed Xuseen Raage oo kamid ah xubnaha aqalka sare ee laga soo doortey Hirshabelle ayaa sheegay iney xusul duub u geli doonaan sidii magaalada Muqdisho ku heli lahayd xuquuqdeeda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Nabadda Magaalada Gaalkacyo Oo Ka Socda Magaaladaasi Guddiga Nabadda Magaalada Gaalkacyo Oo Shir Ku Leh Magaaladaasi Shir ayaa iminka ka soconaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kaasoo ay leeyihiin guddiga isku dhafka ah ee maalintii shalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawallo Ka Hadlay Dib U Dhis Lagu Sameynayo Wadada Muqdisho Iyo Baladweyne Kadib hadalka soo yeeray madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ee ah in dib u dhis lagu sameynayo wada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Baladweyne iyo Muqdisho ayaa waxaa ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Galmudug Iyo Puntland Uga Digtay Jabinta Heshiiska Galkacyo Ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa uga digay maamullada Galmudug iyo Puntland in ay jabiyaan heshiiska xabad joojinta ah ee sabtidi lagu saxiixay magaalada Galkacyo. Michael Keating waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadde Muuse “Kismaayo Marka La Aadayo Maa Lagu Heshiiyo Gaalkacyo” Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse) ayaa ka hadlay heshiiskii 11-kii bishan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku gaareen maamullada Puntland iyo Galmudug. Ugu horreyn waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Dib Ula Wareegay Degmada Tiyeeglow, Bakool Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa Koonfur Galbeed ay dib ula wareegeen degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool, halkaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Jubbaland Waxaa hadda magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay doorashada lix Xildhibaan oo gobolkaas u matali doonta baarlamaanka federaalka ah. Jubbaland waxaa ay ilaa iyo hadda doorteen 32 Xildhibaan, waxaana lagu sugayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Puntland Oo Magacaabay Guddi Isku Dhaf Ah Oo Ka Shaqeeya Nabadda Gaalkacyo Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay guddi ka kooban 18 xubin oo ka shaqeeya hirgalinta heshiiskii shalay ka dhacay magaaladaasi. Qodobadii lagu heshiiyay waxaa kamid ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Beelaha Dega Puntland Waxaa maanta Puntland lagu doortay ilaa 6 Xildhibaan, Xildhibaannada soo baxay waxaa ka mid ah Sacdiyo Ciise Kaarshe iyo Xakariye Maxamed Xasan. Hadaba halkan ka akhriso Liiska Xildhibaanada cusub: Kursiga…