1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Galmudug Iyo Puntland Oo Ku Heshiiyay Seddex Qodob Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu soo gebagebeeyay shirkii u dhaxeeyay maamullada Galmudug iyo Puntland. Shirkani oo ay goobjoog ka ahaayeen masuuliyiin ka socota dowladda iyo beesha caalamka ayaa laga soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka U Dhaxeeya Galmudug Iyo Puntland Oo Hadda Ka Furmay Gaalkacyo Shirka Wada Hadalka Maamullada Galmudug Iyo Puntland Oo Goor Dhow Ka Furmay Gaalkacyo Iyo Khudbadaha Oo La Jeedinayo. Magaalada Gaalkacyo waxaa ka furmay shirka ay ku wada hadlayaan maamullada Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug: Maraykanka Waa Inuu Xirxiraa Dadkii Ka Dambeeyay Duqeyntii Jeexdin Odayaasha iyo waxgaradka Galmudug ayaa ka hadlay raalligelintii dowladda Maraykanka ay ka bixisay maalin ka hor weerarkii ka dhacay degaanka Jeexdin oo lagu dilay 13 ka tirsanaa ciidanka daraawiishta maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Hadda Gaaray Hoolka Shirka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Guuleed ayaa hadda gudaha u galay hoolka shirka ka dhacayo ee magaalada Gaalkacyo. Qabanqaabadii u dambeysay ee shirka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaarey Gaalkacyo Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Uu Hoggaaminayo Danjire Keeting Oo Gaalkayo Gaaray Waxaa goor dhow magaalada Gaalkacyo ka degay wafdi uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Madoobe u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating. Wafdigani ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Gaalkacyo oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyne: Howlgal Lagu Soo Qabqabtay 20 Qof Oo Laga Sameeyay Ciidamada dowlad goboleedka Hirshabeelle oo maanta howlgal ka fuliyay magaalada Baladweyne ayaa ku soo qabqabtay tiro dad ah. Howlgalkani oo ay ciidamada ka sameeyeen xaafadda Buundaweyn ama October ee Baladweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Baaq u Direy Shacabka Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa baaq nabadeed u direy guud ahaan shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Waxa uu sheegay madaxweyne Guuleed in isaga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Dagaal u dhaxeeyey Maleeshiyo u abaabulan qaab beeleed ayaa ka dhacay deegaann ka tirsan gobolka Galagaduud, waxaana dagaalkaasi uu geystey Khasaare kala duwan . Wararka waxay sheegayaan in dagaalkan xooggiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Balanbal Oo Codsaday In La Joojiyo Dagaal Beeleedka Halkaa Ka Taagan Tuulada Jilible oo u dhaxeysa degaannada Balanbal iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ku dagaallamay dadka reer miyiga ah ee deggan degaannadaasi. Malleeshiyo beeleedka ku…