1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guuleed Iyo Gaas Oo Gaaray Galkacyo Waxaa maanta magaalada Galkacyo gaaray madaxweynayaasha labada maamul goboleed ee Galmudug iyo Puntland. Cabdikarim Guleed iyo Cabdiweli Gaas ayaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaan sidii loo joojin lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Kacdoonkii Carabta Waxaa Ka Dhacay Khasaare Gaaraya Ilaa 600 Bilyan Oo Dollar Hey’adda ESCWA Ee Qaramada Midoobey xafiiskeeda galbeedka Asia ayaa sheegtay in kacdoonadii Carabta ay horseedeen khasaare dhaqaale oo gaaraya ilaa 600 oo Bilyan oo Dollar. ESCWA waxaa ay intaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Qirtey In Ciidamo Galmudug Ah Ku Laayey Duqeyntii Gaalkacyo Washington ayaa sheegtay in weerarkii mareykanku uu ka geystay gobolka Mudug meel kamid ah September 28 uu ahaa mid lagu dilay Maleeshiyo maxalli ah oo aysan jirin warka sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Beelaha Galmudug Waxaa maanta Cadaado lagu qabtay doorashada aqalka hoose, ilaa 3 Xildhibaan ayey doorteen beelaha dega deegaannada Galmudug si ay uga mid noqdaan Xildhibaanada baarlamaanka federaalka ah. Hadaba Xildhibaanada ku soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xagguu ku Dambeeyay Khilaafka Garabyadii Is Hayay ee Xisbiga Ucid? Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa waxa uu murashax cusub u doortay Faysal Cali Waraabe, shir hal dhinac ah oo ay qabsadeen garabka uu hoggaamiyo guddoomiyaha xisbiga Ing. Faysal Cali.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Mareykanka Oo Ka Walaacsan Guusha Donald Trump Soomaalida ku dhaqan dalka Mareykanka ayaa aad waxay walaac uga muujiyeen guushii uu shalay gaarey Donald Trump oo ka socdey xisbiga Jamhuuriga ee dalkaasi. Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad-Baxyo Lagu Diiddan Yahay Trump Oo Ka Dhacay Mareykanka Saacado uun kadib markii lagu dhawaaqay natiijada doorashada Mareykanka, waxaa niyad jab ka muujiyay dad badan oo Mareykan ah. Inkasta oo Madaxweyne Obama uu la hadlay Labada musharrax, in kasta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka J/dhexe Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay duqeyn xooggan ka geysteen deegaanka War-dhoobley ee gobolka Jubada Dhexe. Deegaankan oo qiyaastii 45-km u jira degmada Bu’aale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator-kii Ugu Horreeyey Ee Hirshabelle Oo Baaq u Diray Puntland Iyo Galmudug Cismaan Axmed Macow oo noqday Senator-kii ugu horreeyey ee ay doortaan xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa fariin nabadeed waxa uu u diray maamullada Puntland iyo Galmudug oo ku dagaallamay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeylo Dhaan Laga Muujiyey Abaarta Ka Jirta Gobolka Bari Waxaa isa soo taraya cabashada laga muujinayo abaarta ka jirta deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Bari, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Deegaanka Ceelaanyo waxa uu kamid…