1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Qanadala, Gobolka Bari Dagaal u dhaxeeyey ciidamada maamulka Puntland iyo dagaalyahanno sheegtay iney yihiin Daacish ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Qanadala ee gobolka Bari. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaalkaasi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqatada Gobolka Sool Oo Gurmad Bini’aadannimo Dalbadey Deegaanno dhowr ah oo dhaca bariga iyo Koonfurta gobolka Sool ayaa iminka waxaa laga soo sheegayaa iney ka jirto abaar daran oo saameysay dadka iyo Duunyada, iyadoo halkaasi aanu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Koofur Galbeed Waxaa Baydhabo ka dhacay doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, waa maalintii 2aad oo doorashada halkaas ka socoto. Liiska Xildhibaannada Maanta Guuleystay: Kursiga 1aad: Cabdi Caziz Axmed 49 cod Axmed Cabdi Nur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Hirshabeelle Waxaa maagalada Jowhar ka dhacay doorashada aqalka sare, waxaa la dooranayaa 8-da ee maamulkaas u matali doonta aqalka sare ee Soomaaliya. Liiska Xildhibaannada ku guuleystay aqalka sare: Kursiga 1aad: Cusmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Gaarey Magaalada Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu gaarey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wefdi uu hoggaaminayo. Wafdiga Ra’iisul…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Awoodaha Madaxweynaha Mareykanka Ee Siyaasadda Gudaha iyo tan Arrimaha Dibadda Doorashooyinkii maanta ka dhacay dalka Mareykana ayaa waxaa si lama filaan ah ugu guuleystay murashixii xisbiga jamhuuriga D. Trump oo meel aan la fileyn kaga soo baxay Hillary Clinton waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Donald J Trump Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald J Trump. Xasan Sheekh waxaa hadalkiisa ku biilaby “Anigoo ku hadlaya magaca dowladda federaalka ah iyo shacabka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Xubnaha Aqalka Sare Ee Hirshabelle Oo Ka Billaabatey Jowhar Goor dhow waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ka billaabatey doorasha xubnaha aqalka sare ee kusoo aaddey maamulka Hirshabelle. Xildhibaannada Hirshabelle ayaa dooran doona 8 kursi oo maaamulkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysatada Soomaaliyeed Oo Dalbadey Tabobar Kor Loogu Qaadayo Xirfaddooda Guddiga Kalluumeysatada Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay u baahan yihiin dhallinyarada Kalluumeysatada ah iney helaan tobabaro dheeraad ah oo ku aadan kor u qaadista xirfaddooda. Xasan Maxamed Rooble oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Ku Sugan Garoowe Oo Gaalkacyo u Tagaya Xalinta Colaadda Puntland Iyo Galmudug Siyaasiin ku sugan Magaaladda Garoowe ee xaruunta Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ku hawlan yihiin sidii ay u tagi lahayeen Magaaladda Gaalkacyo si ay uga qayb qaataan Dadaallada Nabadda…