1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Shaaciyey Waqtiga Ay Billaabayaan Doorashada Aqalka Hoose Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa shaaciyey mudada maamulkiisa qorsheeyey in la billaabo doorashada xildhibaannada aqalka hoose, gaar ahaan xubnaha kusoo aadey maamulkaasi. Waxa uu sheegay madaxweynaha in Saddex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari Oo Xalay Lagu Diley B/weyne Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen Labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Goob jooge ayaa inoo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar Oo Lagu Dooranayo Xubnaha Aqalka Sare Ee Hirshabelle Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah ay doortaan 8 xubin ee u matali doonta aqalka sare ee baarlamaanka. Waxaa guud ahaan degmada Jowhar laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dolland Trump Oo Ku Horeeya Doorasha Guud Ee Mareykanka Iyo Midda Electoral College-ka Waxaa hadda socda Dooroshooyinka dalka Mareykanka oo ay ku tartamayaan labada musharax oo kala ah Trum iyo Hillry Clinton hadda wali doorashada way soctaa . Labada Murashax ee Mareykanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Bogaadiyey Doorashooyinka Ka Billowday Kismaayo Iyo Baydhabo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo ka bilowday magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo. Madaxweynaha ayaa sheegay in doorashooyinka maanta ka billowday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo 7 Xildhibaan U Dooratay Aqalka Hoose Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhacay doorashada aqalka hoose, lix kusri oo lagu tartamay waxaa loogu kala guuleystay 4 ragga ay heleen iyo 3 ay haweenka heleen. Luul Cabdi Aden…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Guddiga Doorashada Heer Federaal Oo Gaarey Jowhar Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal Abukaate Cumar Cabdulle Dhagey ayaa maanta gaarey magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo markii ay halkaasi tageen loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Abawaanada Soomaaliyeed Oo Magacaabay Guddi Xal u Raadiye Colaadda Gaalkacyo Kulan maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen golaha abwaanada Soomaaliyeed ayaa waxay ku magacaabeen guddi ka shaqeeya xal u raadinta dagaallada kusoo noq noqday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Abwaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Sheegay Iney Billaabayaan Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in dhowaan ay deegaannada ku dhow degmadaasi ka billaabi doonaan howlgallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan K/galbeed Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda 60-aad ayaa maanta oo Talaado ah waxay xukun dil ah ku riddey askari ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta ee maamulka Koonfur Galbeed. Askariga dilka lagu xukumay…