1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Degmada Buurhakaba Oo Geeriyoodey Guddoomiyahii degmada Buurhakaba ee gobolka Baay Maxamed Nuur ayaa maanta ku geeriyoodey mid ka mid ah Isbitaallada ku yaalla magaalada Muqdisho, kadib qarax October 15, 2016 lagula eegtay xafiiskiisa. Xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Muqdisho Qarax Miino ayaa maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay in lala eeganayey gaari ay la socotey guddoomiyaha deegaankaasi Ayaan Xasan Xuseen. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Koofur Galbeed, Qeybta Maanta La Doortay Waxaa Maanta Koofur Galbeed lagu qabtay doorashada aqalka hoose, isu tanaasulaad ayaa goobta hareysay, aqalka sare ayaa horay 5 kursi lagu guuleystay hal mar doorasho la’aan, sidaas oo kale maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Marxuum Avv Gabyow Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Qareen Maxamed Sheekh Gabyow oo ku geeriyooday magaalada London ee dlaka UK. Madaxweynaha ayaa tacsi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Taariikhda Labada Murashax Ee Mareykanka: Hillary Clinton Iyo Donald Trump Dalka Mareykanka waxaa ka dhaceysa maanta doorashada madaxtinimada, tartan adag ayaa waxaa uu dhexmarayaa Hillary Diane Clinton Iyo Donald John Trump. Hadaba waa Kuma labada murashax: Dollad Trump: Donald John…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Rabshado ay Ku Waxyeelloobeen Ku Dhawaad 30 Qof oo Ka Dhacay Hargeysa Stadium Magaalada Hargeysa ayaa maalinimadii shalay waxaa ka dhacay rabshado xooggan oo ay ku waxyeelloobeen ku dhawaad 30 qof garoonka ciyaaraha ee Hargeysa Stadium oo lagu daawanayay ciyaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Mareykanka Oo Bilaabaneysa Maanta, Fursado Noocee Ah Ayey Murashaxiinta Heystaan? Dalka Mareykanka waxaa maanta ka dhacaya doorashada madaxtinimada, ilaa 200 oo Milyan ayaa kala dooran doonta Dolland Trump iyo Hillary Clinton. Saadaalinta waxaa ay hadda Hillary Clinton ka horeysaa Dolland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Farriin u Diray Puntland Iyo Galmudug Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaallada dib uga soo cusboonaadey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Axmed Madoobe ayaa sheegay in wax aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye: Hala Joojiyo Dagaalka Gaalkacyo Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqey maamullada Puntland iyo Galmudug in si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaalla socda magaalada Gaalkacyo. Nabadoonka ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka K/Galbeed oo Goobjoog u Sheegay Wakhtiga ay Bilaabaneyso Doorashada Aqalka Hoose ee BF Soomaaliya Guddoomiye ku xigeenka guddiga hannaanka doorashada dadban ee Koonfur Galbeed Cali Abuukar Xuseen oo Goobjoog News wareysi gaar ah siiyay ayaa sheegay in wajiga koowaad ee doorashada xildhibaannada aqalka hoose…