1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Dhankeeda Dagaalka Gaalkacyo Ku Eedeysay Puntland War-saxaafadeed goor dhow laga soo saarey madaxtooyada Galmudug ee Cadaado ayaa looga hadlay dagaallada maanta dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxaa lagu sheegay War-saxaafadeedkan in Puntland ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Galmudug Waxay Jebisay Heshiiskii Laga Gaarey Dagaalka Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa goor dhow soo saarey war-xafaadeed ay ku sheegeen in maamulka Galmudug ay jabiyeen heshiiskii Imaaraadka ee lagu xalinayey dagaalladii ka dhacay Gaalkacyo. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Ka Socda Gaalkacyo Dagaal u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa saakay dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana dagaalkaasi uu geystay khasaare kala duwan. Inkastoo aan la ogeyn sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Amar Ka Soo Saartay Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka Howlgala Maamulkeeda Wasiirka arrimaha shaqada ee Somaliland Cumar Maxamed Nuur ayaa sheegay iney soo saartay wasaaradiisu amar dhammaan hay’adaha dawliga ah iyo kuwa madaxa banaanba ee maxalliga ah ku farayaan in shaqaalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Cusub Oo Lagu Dooranayo Puntland Waxaa si habsami leh Garoowe uga socota doorashada aqalka, doorashada waxaa ay gashay maalintii labaad. Saaka waxaa lagu ballansan yahay in la doorto labo Xildhibaan, si tirada guud ee qeybta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatooyin Heysta Qaar Ka Mid Ah Ardeydii Ka soo laabtay Xerayaha Dhadhaab Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Barwaaqo waxa uu ka mid yahay dugsiga qaabilay qaar ka mid ah ardayda dib ugu soo laabtay dalka ee horay ugu noolaa magaalo xeebeedka Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasaas Laga Maqlayo Galbeedka Magaalada Gaalkacyo Rasaas ay is weydaarsanayaan ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta laga maqlayaa galbeedka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Goob joogayaal ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa inoo xaqiijiyey in goor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Tuurey Saldhig Ay Ciidanka AMISOM Ku Leeyihiin Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay saakay madaafiic ku tuureen saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Ceel Baraf ee gobolkaasi. Dadka deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Naftiisa La Badbaadiyay, Una Mahadceliyay Sirdoonka Mareykanka. Murashaxa Republican-ka Donald Trump ayaa loola cararay masraxa qeybtiisa dambe kadib markii loo cabsaday noloshiisa, sirdoonka Mareykanka ayaa tilaabadaas qaaday kadib markii ninkan nafsadiisa loo baqay. Donald Trump waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Telefan Kula Hadlay Amiirka Qatar Sida ay sheegtay wakaallada wararka ee Qatar, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa xalay waxaa uu Telefan u diray Amiirka Qatar Tamiim Bin Xamad Al-Thani. Wakaaladda waxaa ay intaa ku dartay…