1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Doorashada Aqalka Hoose Guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa war ka soo saaray arrimaha doorashada, iyagoo sheegay in doorashada aqalka hoose ay si rasmi ah u bilaabatay, Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Qarax Ismiidaamin Ah Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho Qarax Ismiidaamin ah islamarkaana lagu fuliyey gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa cawa fiidkii waxa uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Kormeeray Xaaladda Shacabka Ku Nool Xudur Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xubno kamid ah wasiirada maamulkaasi ayaa maanta oo Sabti ah waxay tageen degmada Xudur ee gobolka Bakool. Madaxweyne Shariif Xasan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galgaduud Oo Sheegay Iney Kaalin Ka Qaadanayaan Daminta Xiisadda Caabudwaaq Maamulka gobolka Galgaduuud ayaa sheegay in ay kaalin xooggan ka qaadanayaan daminta xiisad ka jirta degmada Caabudwaaq, taasi oo u dhaxeysa beello halkaasi wada deggan. Guddoomiye ku xigeenka dhanka waxbarashada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Dad Ay Waxyeeleen Askar AMISOM Ah Oo Baaq u Direy Dowladda Federaalka Ehlada dad ay waxyeello u geysteen askar ka tirsan AMISOM ayaa dalbaday in sharciga la horkeeno askartaasi oo lagu eedeeyey in ay gaari jiirsiiyeen dad shacab ah oo aan waxbo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Soo Dhoweeyey Bilowga Doorashooyinka Baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilowday Garoowe, xarunta Dowlad Goboleedka Puntland. Dowlad Goboleeyada kalena ay ku howlan yihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dambiyada Kufsiga iyo Xatooyada oo Sanadkan Kor u Kacay 2% Somaliland Dambiyada iskugu jira dilka , kufsiga iyo xatooyada ee ka dhacay sannadkan gudaha Somaliland ayaa 2% in ka badan kor u kacay marka loo eego sanadkii hore ee 2015. Hogaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Maxaabiis Kasoo Wareejineysa Deegaannada Galmudug Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal ay maxaabiis ku xiran deegaannada uu ka arrimiyo Galmudug uga soo wareejiyaan. Waxa uu sheegay Xeer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed: Imaaraadka Looma Tagin Arrimo La Xiriira Doorashooyinka Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in waxbo kama jiraan ay tahay in dalka Isku Tagga Imaaraadka Carabta ay u tageen arrimo la xiriira doorashooyinka dalka ka dhici…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Shaqo Abuur Loo Sameynayo Dhallinyarada Kasoo Laabatey Qaxootiga Kenya Wasaaradda shaqada iyo shaqaaalaha ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in ay waddo dedaallo ay shaqo abuur ugu sameynayso dhallinyarada kasoo jeeda qoysaskii kasoo laabtey xerada Dhadhaab ee wadanka Kenya…